

Too bad he has 5 months left in his term.
Moderator: Moderators




I thought you wereMaxaa kaa galay sh. Shariif iyo arrimihiisa
Eesh khusak


dee wa aragtidada siilaanyo maha somalia hargeysa na maha Somalia Somaliland na maha Somalia ,, marka ha kugu taagnaato , siciid wu ka hadli kara sh dalxiis iyo dawlada meel ma gaadho adna ka hadal hadaad rabtiid,, Somaliland ma anaga ku diidan ha ooyin uun.Islaantan cuqdada qabtaa waxay idin leedahay..Faraha kala baxa![]()
Adigu waxaad tidhi, Somali ma ihi![]()
Anigu waxaan idhi Somali baan ahay![]()
Hargeysa iyo Siilaanyana waa Somalianiga arrigtideyda, aniga waa ii Somali si kastaba haloo Jaah wareeriyo.
That gives me the right to talk about them...I can..But you can't...
Kala dhex baxa qoriga dabka leh![]()
![]()
Waad fahamtay baan filayaa Islaanta Cuqdad qabta warkeeda


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 32 guests