Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Abu Mansuur renames Farmaajo's tuulo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Abu Mansuur renames Farmaajo's tuulo

Postby GacanSareeye » Wed Mar 02, 2011 1:56 am

Garbahaareey(Allpuntland)-Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo ka mid ah saraakiisha sare ee Xarakada Al Shabaab ayaa sheegay in Dowladda KMG iyo Amisom ay ku fashilmeen dulaankii ay ku soo qaadeen Al Shabaab sida uu hadalka dhigay.

Abuu Mansuur ayaa sheegay in dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho ay ku jabeen ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom islamarkaana masuliyiinta dowladda KMG midba midka kale uu ku eedeeynayo dulaanka la qaaday .

"Masuuliyiinta Murtidiinta is qabqabsi ayey bilaabeen oo waxa uu midba midka kale ku eedeeynayaa adiga ayaa dagaalka qaaday iyo adiga ayaa xabada bilaabay markii dagaalada ay ku jibaan"ayuu yiri Abuu Mansuur.

Sidoo kale Abuu Mansuur ayaa sheegay in dowladda KMG sidoo kale dulaanka ay ka biloowday qaar ka mid ah gobolada dalka sida Hiiraan, Bakool iyo Gedo, waxa uuna sheegay in jab xoog leh dowladda ay gaarsiyeeen, sidoo kale waxa u tilmaamay in meydadkooda lagu jiid jiiday ciidanka dowladda iyo kuwa Amisom wadooyinka magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Abuu Mansuur oo hadalkeeni jeediyey xili shalay uu ku sugnaa degaanka lagu magacaabo Gal-Barwaaqo oo ka tirsan Degmada Garbahaareey oo ah halka uu ku dhashay kana soo jeedo Ra'iisul Wasaraaha Soomaaliya Farmaajo ayaa sheegay in ay ka baxeen gurmadkii ugu badnaa ee ka qeyb gala dagaalada Bele-Xaawo, waxa uuna carabka ku dhuftay in ay magacii ka badaleen oo ay u bixiyeen Tuulada Jihaadka. :lol: :lol: :lol: :lol:

Hadlkaan ka soo baxay Sheekh Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur oo lagu sheego in uu yahay hogaamiyaha Labaad ee Al Shabaab ayaa beeninaya war uuu sii daayey Radio ku hadla Afka Dowladda oo sheegay in Abuu Mansuur dhaawac halis ah uu ka gaaray dagaalii ka dhacay Beled-Xaawo.

User avatar
LooxJiid
Posts: 220
Joined: Tue Feb 22, 2011 9:16 am
Location: Caasimadda

Re: Abu Mansuur renames Farmaajo's tuulo

Postby LooxJiid » Wed Mar 02, 2011 2:06 pm

FYI: Abu Mansur is from Alto Guiba. But Abu Mansoor (Mukhtaar Roobow Cali) has no business in renaming villages. He must have a lot more on his plate like dodging drones. :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: SunFromNorth and 27 guests