Re: SSC are begging the British MP who went to somaliland
Posted: Sat Mar 12, 2011 2:52 am
War anigu sidey doonaan ha inoo caayan , waynu ka jawaabayna , laakin waxan nacay "exposing people with their pics who happen to be their own"
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
http://www.somalinet.com/forums/viewtopic.php?f=250&t=271720
Anigu sahan waxan ku arka sidhi askenazi jews oo Israel laso dajiye.De horta hadalku waa kuu furan yahay oo waxaad rabto ayaad odhan karta .
Midda labaad waxa weeye de dhulbahantuhu waa daarod![]()
Midda sadexaad na waxay tahay , badanaa daaroodkinan halkan soo gala waad wada taagersan tihin dhulbahantaha SSC da la baxay e , maxa ku gubaya ?
Miyaad hadda ii leedahay SSC aniga oo ah The patriot oo ahna Ogaden , ma' aqoonsani ?![]()
Aar niyo ku ma dhacdid e bartaa iska mar oo shuqul daaroodka inaga la baydh !