Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by AhlulbaytSoldier »

awlada Itoobiya oo wada Qorshe ka dhan ah Shiikh SHariif, iyo kulan qarsoodi ah oo ka dhacay xafiiska Melles Zanwi.



 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Warar ay heshay Warbaahinta DHacdooyinka.Com ayaa sheegaya in uu socdo qorshe isxulufaysi ah oo ay garwadeen ka tahay Dawlada Ethiopia kaasi oo la doonayo in looga takhaluso Dawlada ku jirta Xiliga kala guurka ah ee SHariif Shiikh Axmad iyo Farmaajo.

 

 

Sida aanu ka soo xiganay ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in Kulan qarsoodi ah oo ka dhacay Magaalada Addis abab ee Dalka Itoobiya  la isugu keenay Gudoomiyaha Baarlamaanka DKMG ah ee Soomaaliya iyo C/raxmaan faroole oo ah Madaxweynaha Puntland taasi oo la doonayo in ay ku samaystaan Xulufo islamarkaana ay dhinacyo kala duwan isaga Ra yi Noqdaan .

 

 

Kulankaan oo laba maalmood ka hor ka dhacay xaafiiska Ra iisaklwasaare Mille Zanaawi ayaa waxaa looga hadlay sidii loo qaban lahaa kulan isfaham ah oo dhexmara DKMG ah , Puntland iyo Ahlusauuna waljamaaca iyo qaar kamid ah Mamaul Goboleedyada Dalka oo ay kamid tahay Galmudug.

 

 

Waxaa lagu wadaa in bisha Soo socota ee April uu ka dhaco shir Magaalada Nairobi ee Dalka KInya kaasi oo ay iskugu imaandoonaan dhinacyada aan kor ku soo xusnay waloow shirkaasi ay garwadeenka ka tahay Itoobiya uu gacanweyn ku leeyahay Shariif Xassan .

 

 

C/raxmaan Faroole oo isagu haminaya madaxtinimada Soomaaliya ayaa la sheegayaa in uu ka tanasulay shirkii dib u heshiisiinta ee uu doonayay in uu ku sameeyo Puntland waxaana uu xariga la xirtay hada Shariif Xassan .

 

 

Shariif Xassan Shiikh Aadan oo hada ku sugan wadanka Imaaraadka Carabta ayaa la sheegayaa in uu aad uga soo horjeedo qorshaha Madaxweyne Shiikh Shariif islamarkaana uu doonayo in uu samaysto xulufo si uu ugaaro hadafkiisa .

 

 



 

Abuuritaanka isbahaysi ka dhan ah Madaxweyne Shiikh Shariif ee ay iska kaashanayaan dhinacyada Puntland iyo Garabka Shariif Xassan islamarkaana daabka mindida ay gacanta ugu hayso Itooya ayaa sii murjinkara xaalada cakiran ee Soomaaliya iyadoo dagaalada ay ciidamada Itoobiyaanku kawadaan qaybo kamid ah Soomaaliyana uu yahay mid ay ku soo jiidanayso dhinacyada AHlusunna iyo Puntland .

 

 

 

Shiikh Shariif Madaxweynaha DKM G ah ee Soomaaliya ayaa isagu isha ku haya hawlgalada ka dhanka ee ay itoobiya la wado Shariif Xassan oo ay ku kala tageen saaxada Siyaasada waloow midkamida Xildhibaanada oo aan la xiriirnay uu noo sheegay in ay jirto waan waan laga dhexwado Dhinacyada labada Shariif.

 

 

 

Arintaan ayaa waxaa laga dheehankaraa sida ay ilo kala duwan u sheegeen warbaahinta Dhacdooyinka Xilka qaadista Madaxweyne Shariif ee Taliyayaasha Ciidamada qalabka Sida ee Soomalaiya , waxaana gaar ahaan sabab u ah ayaa la leeyahay sarkaal ay aad isugu dhawaayeen Shariif Xassan waa Maxamad SHiikh  oo uu Madaxweynuhu Xilka uga qaaday  isu dhawaanshiyaha Shariif Xassan .

 

 

 

Wadamada dariska la ah Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ,Midawga Yurub iyo jaamacada Carabta ayaa aragtiyo kala duwan ka leh Soomaaliya iyadoo aan la ogayn halka ay saldhigi doonto Siyaasada Murugsan e Soomaaliya

 

 

 

Dhacdooyinka.Com: Xassan Cadde.

 

 

 

Xassan.Cadde@Googlemail.Com.

 

 

Webmaster@Dhacdooyinka.Com


Whoever believed that tfg is better than no govt should wake up, smell coffee.
Pirate faroole as president? Zenawi the "godfather" of TFG?

GTFO
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by The_Patriot »

to you TFG= be Hawiye dominated to be better than no govt mise shekadhu hadhi ee qalocanto no govt is better :lol: :lol: :lol:
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by AhlulbaytSoldier »

Well the tfg lead by sharif today is not government at all.
An government has army bases and atleast controles the capital.
Every tfg is puppetsystem.
Doesnt matter if the president of TFG is bani hashim ahlulbayti.
The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by The_Patriot »

HutuKing01 wrote:Well the tfg lead by sharif today is not government at all.
An government has army bases and atleast controles the capital.
Every tfg is puppetsystem.
Doesnt matter if the president of TFG is bani hashim ahlulbayti.
so when did you wake up and smell the coffee pre ICU or post ICU?
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by Faranacab »

How long transitional gov't will remain transitional? This name has to be dropped, and Mellez has to feel the heat....

Any real patriotic leaders with balls who can safe the nation?
Last edited by Faranacab on Sat Mar 12, 2011 5:46 am, edited 1 time in total.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by AhlulbaytSoldier »

Cagdheer interviewer,

To start with it was a huge mistake to support ICU lead by labowajile sharif and khawaarijta during the 6 months.
The only thing i would still support is the fight against ina yeey's apostate tfgsystem.
Faranacab
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3407
Joined: Fri May 01, 2009 12:40 am

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by Faranacab »

You guys shall drop these tribal names, and have decent discussion, .....
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by Hyperactive »

lol hutuking, war ninyaho imasan ko laheyn tfg not a government who ever leads AY or your kin or my kin , wa bunch of useless aada qaatayal ah.

when we stop to hate or support according to qabiil that time will be somalia!!
User avatar
GacanSareeye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1410
Joined: Fri Jan 15, 2010 8:39 pm
Location: Minnogadishu

Re: Zenawi, Faroole and Sharif Sakiin vs Sh.Dalxiis

Post by GacanSareeye »

Somali politics is as confusing as the Somali psychic, todays friends are tomorrow’s enemies. The two shariifs that have spent numerous years in the asmara, and travelled the world together are today worse enemies fighting over destroyed scrambles and disheartened people who know everything but peace.

But I think the days of xabashi interference is coming to an end, this news could be just speculation, but looking at the past, injirs would rightly be concerned to have that many educated and independent diaspora people running the affairs of the state they rather have the clueless and ignorant bunches like yalaxow and qanyare who couldn’t sign their names if their life depended on it. But as the world progresses, and the will of the people because the rage of our times, injirs will fortunately cede to exist. They are only relevant at the moment because of these al fataaniin that are threatening wars that have no end, or have the means to sustain it.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”