Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Xaaladda Buuhoodle Oo Kacsan Markay Yimaadeen Rag Garowe La

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
juzme123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1653
Joined: Thu Dec 16, 2010 3:50 pm

Xaaladda Buuhoodle Oo Kacsan Markay Yimaadeen Rag Garowe La

Postby juzme123 » Wed Mar 30, 2011 7:07 am

Xaaladda Magaaladda Buuhoodle Oo Kacsan Ka Dib Ay Magaalada Yimaadeen Rag garoowe Laga Soo Abaabulay.
Magaaladda Buuhoodle ayaa xaaladeedu circa isku shareertay ka dib markii ay magaalada yimaadeen rag laga soo abaabulay magaalada Garoowe oo uu horkacayey Ninka lagu magacaabo Suldaan Siciid Garaase iyo xubno kale oo maamulka Faroole ee Garoowe ka arrimayaa u soo diray gobolka Cayn si ay taageero ugu aadiyaan C/raxmaan Faroole.

Shacabka Magaalada ayaa kala hortagay ragga laga soo abaabulay Garoowe kacdoon iyaga oo sheegay in shacabku ka war hayo arrimaha ay usocdaan oo salka ku haysay sidii ay odayaal deegaanka uga hayaamin lahaayeen una geyn lahaayeen dhinaca Tukaraq iyo Garoowe si ay ugu saxeexaan C/raxmaan Faroole in uu isagu yahay madaxweynahooda arrintaas oo shacabka Gobolka Cayn diidmo ka muujiyeen.

Wararka naga soo gaadhaya magaaladda Buuhoodle waxay intaas ku darayaan in shacab gadoodsani u diideen in ay wadooyinka magaalada caadi umaraan ayna dib ugu noqdaan Garoowe iyo Faroole una sheegaan in aanay halkan ka socondoonin qorshayaasha kala qaybinta ee uu maamulka Garoowe baryahan danbe ka wado deegaanka Gobolka cayn, dhaqdhaqaaqan cusub ee uu bilaabay Faroole kana bilaabay gobolka Cayn ayaa waxa uu salka ku hayaa in uu muujiyo in maamulkiisu ka taliyo gobolka Cayn isla markaana matelo deegaanlka SSC ka dib markii uu cadaadisa kaga yimi labada jabhadood ee SNM iyo SSDF bulshada caalamka iyada oo mid walba lagu cadaadiyey in uu deegaanka SSC faraha kala baxo, iyada oo Faroole aad ugu tafaxaytay in uu helo qoraal cadaynaya in odayaasha SSC isaga taageersan yihiin, qorshahaas oo uu haatan u soo diray Suldaan siciid garaase oo ay isku Ciise Maxmuud yihiin Faroole sidii uu ugu adeegsan lahaa, iyada oo uu hore Faroole taageero uga helay Madax dhaqameedka uu ku xanaaneeyo Maxjarka Hutel Hoorshe eek u yaala magaalada Garoowe.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 32 guests