Postby zaahidun » Tue May 24, 2011 2:52 am
ahlunusa waa dad eey shabaab dhibeen qabuurahoodii xoog ku dudumiyeen ( duminta qabuuraha dowlada muslimka ah ayaa qaabilsan ) , mowlacyadoodii ayaa lagu weeraray ,mushrikiin ayaa loogu yeeray ,dhiigoodana waa labaneystay qofkaas xaqmiyuusan u laheyn inuu is daafaco . wey jiraan qaar ku qaraabto magacaas oo nethiopia u tagay lakin dhariiqada kuligeed ma matalaan .
alshabaab :goal kooda waa iney wadanka sidey rabaan ka yeeshaan ama burburo
ahlu suna : goalkeeda waa iney alshabab iska dhiciso ,nabadana dhanka raacdo
shabab :waxaaan fikirkooda raacsaneyn oo TFG raaca waa gaal
Ahlu suna : wax ma galeysiiyaan
alshabab : mudo yar ayeey wadankoodhan burburiyeen (ama sababeen)
Ahlu suna : waligood waa jogen dhibna laguma qabin
ahlu suna ayaa 80% ka fiican