this has to be the mother of all somalii political hijackings, listen to this angry old man bal
http://www.golkhatumo.com/Hadhakhlayso.mp3
Moderator: Moderators



its a special return nigga,i amended my departureI thought this guy left !![]()
Welcome back.
By the way, what you posted is actually a Isaaq propaganda, not a Dhulbahante one.![]()
![]()


Some people told me that the Dhulbahante crew asked the Administration and the Moderators to ban me.Maxa ka jira warkas?


Inadheer, I am for a Unity in Tolka.Awoowe Xiine once said, "Hambush-hanbaash wanu isnaqanay".
![]()

Some people told me that the Dhulbahante crew asked the Administration and the Moderators to ban me.Maxa ka jira warkas?
![]()
![]()
sheekadaas waa been abuur,in fact we exhausted all the pink ribbons,and shuttle diplomacy in the sool section to free you.your tendency to shoot pinky friendly bullets is still a concern though:lol:

Hahay, waad ila garatay !![]()
![]()
@ hubush haamush.ciyaala suuq waaxid
![]()



Arimaha layaabka leh ee dhaqan islaam iyo mid soomaali meelna ka soo gelin, siyaasi kasta oo reer s/land ah waxaa hadaladiisa ku arkaysaa aflagaado uu ugaysanayo umad ama maamul goboleedyo kale sida galmudug ama xibin iyo xeeb intaasna waxay wax wayn ka dhigayaan ama amaanayaa ajaanib.waxaa hadalada s/land siyaasiyiintooda aadan marnaba ka waayeeyn ka mida, Ingiriis baan la kulaney ama ingirrsku aad buu noo amaaney, Si ka duwan soomaalida kale ayaa naloola hadley, kursiga nala fadhiisiyey waa naloo sii qorsheeyey, Markii soomaalida inteeda kale baxdey baa naloo yeedhay, Anaka s/land ahaan markii magacyada la qorayey qalin ka duwan ka soomaalida kale lagu qorey baa nalagu qorey, Ingiriis baa usareeyey dadkii na qaabiley, Aduunkii oo dhan baan ka soo yaabinay, Ingiriisku meel kale ma eegayn anaka (s/land) uun buu na eegayey aad bay noo farxad gelisay eegitaanka ingiriisku anaka qudha na eegayey, Ingiriiska xitaa waxaan uga waranay askartiisa ku aasan s/land in aan sanadkan qabriyadooda si ka duwan kuwa talyaaniga ee koonfurta ku aasan inaan u rinjiyeynay wuuna u qushuucay ingiriisku, Nin ingiriisa baa kursiga nagu xigay fadhiyey nassibkayaga, and so and so ingiriis....ingiriis,,,,ingiriis. waa wax laga yaxyaxo runtii.

warta:lets wait for the SL crew to show up and brush this off as a hoax,and this perlimantarian as fake![]()
pinky:i dont think so,u still read that old stuff?

this article was written by SSC site...i really laughed at this paragraph![]()
![]()
![]()
Arimaha layaabka leh ee dhaqan islaam iyo mid soomaali meelna ka soo gelin, siyaasi kasta oo reer s/land ah waxaa hadaladiisa ku arkaysaa aflagaado uu ugaysanayo umad ama maamul goboleedyo kale sida galmudug ama xibin iyo xeeb intaasna waxay wax wayn ka dhigayaan ama amaanayaa ajaanib.waxaa hadalada s/land siyaasiyiintooda aadan marnaba ka waayeeyn ka mida, Ingiriis baan la kulaney ama ingirrsku aad buu noo amaaney, Si ka duwan soomaalida kale ayaa naloola hadley, kursiga nala fadhiisiyey waa naloo sii qorsheeyey, Markii soomaalida inteeda kale baxdey baa naloo yeedhay, Anaka s/land ahaan markii magacyada la qorayey qalin ka duwan ka soomaalida kale lagu qorey baa nalagu qorey, Ingiriis baa usareeyey dadkii na qaabiley, Aduunkii oo dhan baan ka soo yaabinay, Ingiriisku meel kale ma eegayn anaka (s/land) uun buu na eegayey aad bay noo farxad gelisay eegitaanka ingiriisku anaka qudha na eegayey, Ingiriiska xitaa waxaan uga waranay askartiisa ku aasan s/land in aan sanadkan qabriyadooda si ka duwan kuwa talyaaniga ee koonfurta ku aasan inaan u rinjiyeynay wuuna u qushuucay ingiriisku, Nin ingiriisa baa kursiga nagu xigay fadhiyey nassibkayaga, and so and so ingiriis....ingiriis,,,,ingiriis. waa wax laga yaxyaxo runtii.![]()
![]()
![]()
![]()
http://www.jidbaale.com/index.php?optio ... -af-somali

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 33 guests