Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Female suicidebomber almost killed interior minister

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jun 10, 2011 10:42 am

Qarax ismiidaamin ah oo lala eegtay Wasiirka arimaha gudaha ee DKMG

Muqdisho: (Sh. M. Network) Weerar ismiidaamin ah ayaa lala beegsaday mid ka mid ah Wasiirada Xukuumadda Ra’iisul wasaare Farmaajo xili uu galayay gurigiisa.

Goordhow ayaa qarax ismiidaamin ah waxaa lagu qaaday Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee Xukuumadda KMG Soomaaliya C/shakuur Sheekh Xasan Faarax kaasi oo la sheegay in xiligii la’isku miidaamiyay uu kasoo dagay gaari uu saarnaa.

Wararka Idaacadda Shabelle ay ka helayso Xaafadda Zoobe ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Wasiirka la qarxiyay xili uu gali rabay gurigiisa oo ku yaala halkaasi, waxaana goobjoogayaasha ay xaqiijiyeen in Wasiirka dhaawac uu kasoo gaaray halkaasi.

Inkastoo si dhab ah aan loo ogaan Karin qasaaraha weerarkaasi ismiidaanta ah kasoo gaaray ilaalada Wasiirka ayaa hadana wararka qaar waxaa ay sheegayaan in qaraxaasi uu gaystay qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawc, waxaana wararka soo baxaya ay sheegayaan in Wasiirka ay isku qarxisay haweenay la sheegay in gurigiisa ay ku sugneyd.

Wixii war ah ee kusoo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii Alle idmo

Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. :shock:

Some reports are saying the female was related to him:
WAR DEG DEG AH Wasiirka Arrimaha Gudaha oo gurigiisa la qarxiyay …Dhaawacna ah

Waxaa gurigiisa la qarxiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/shakuur Sh. Xasan, Qaraxan oo sida uu u dhacay aan aruurinayno wixii macluumaad ah ayaa waxaa naloo sheegay in Wasiirku uu soo gaaray dhaawac, kana soo gaaray qaarka dambe.

Wasiir C/shakuur Sh. Xasan ayaa iminka lagu daweynayaa isbitaalka Banaadir.

Waxaa kaloo nasoo gaaraya qaraxan inuu ahaa ismiidaamin ayna ka dambaysay haweenay ay isku qoys ahaayeen Wasiirka.

Wixii faahfaahin ah kala soco Bartamaha.com


Image

User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12573
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby XimanJaale » Fri Jun 10, 2011 10:48 am

I was just about to post this news. Wallahi Al shabab are sick, they are trying to take advantage of the revolution. May al shabab burn in hell :down:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jun 10, 2011 10:49 am

WAR DEG DEG AH: Gabar isku qarxisay Hoyga Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xaalada Wasiirka oo warar kala duwan ka soo baxayaa


Weerar is qarxin ah oo ay fulisay haweeney ayaa lagu qaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka C/shakuur Sheekh Xasan Faarax, iyadoo weerarkaas wasiirka ka soo gaaray dhaawac culus ah.

Sida ay sheegayaan wararka weerarkan is qarxinta ayaa la sheegay in Gabadha fulisay uu abti u ahaa Wasiirka, halka warar kalena ay sheegayaan inuu u ahaa Adeer.

Wasiirka ayaa la sheegay in Haweeneyda isku qarxisay ay ugu gashay qolkiisa, iyadoo wariyeyaal soo arkay guriga ay sheegeen in qolka wasiirka uu ahaa mid aad u bur bursanaa.

Saraakiisha Dowladda oo aanu la xiriirnay ayaa sheegay in gabadha qaraxa fulisay ay dhowaan timid guriga, isla markaana uu wasiirka uu waalid u ahaa.

Weerarkan ilaa iyo hada cid ma sheegan, hase ahaatee waxaa uu noqonayaa weerarkii labaad oo maalinkii labaad dhaca, kadib markii shalay Shabaabka ay weerar is qarxin ku qaadeen Dekeda Muqdisho.

Hoyga Wasiirka ayaa ku yaalay agagaarka Hotelka Amiira ee nawaaxiga Isgoyska Zoope

Blowed up by family member.


This reminds me when Julius Ceasar spoke his famous words:
Et tu, Brute?
And thou, Brutus?

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby abdisamad3 » Fri Jun 10, 2011 10:51 am

suicide is xaram in islam,,,who ever do suicide will not go jannah,,al shabab should stop miss informing the people about the diin, :x :down:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30325
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby grandpakhalif » Fri Jun 10, 2011 10:55 am

War deg deg ah Wasiirka arrimaha Gudaha kooxda KMG oo ay Camaliyad istishhaadi ah kufulisay gabar uu adeer u ahaa kadibna bakhtiyay..
Last Updated on Friday, 10 June 2011 15:50 Written by Administrator Friday, 10 June 2011 15:25



Wararka ayaa isasoo taraya iyadoo la xaqiijiyay in wasiirka arrimaha gudaha kooxda KMG ah oo u bakhtiyay dhaawac iyo bakhti kale oo la daabulayo.



wararka kale oo aynu heleyno waxa ay sheegayaan in Gabar uu adeer u ahaa ay ka dambeysay falka oo aan ilaa hada la hubin inuu istishhaadi ahaa iyo inuu qarax loo qariyay ahaa.


Xaalada Villa Somalia iyo hareeraheeda ayaa aad u kacsan rasaas iyo madaafiic ayaa la maqlayaa waxaa sidoo kale la arkayaa maleeshiyaad hubeysan oo kala shakisan oo ku xoonsan Guriga uu wasiirku kubakhtiyay.


Wixii soo kordha waan idiin soo gudbin doonaa inshaa'alaah

:clap: :clap: :clap: :clap:

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby abdisamad3 » Fri Jun 10, 2011 10:58 am

^^gp as your older brother I advice you to not support this fitna sxb, islam doesnt teach us to do suicide bombing, this a barbaric act that will do more harm to islam then good, :down:

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30325
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby grandpakhalif » Fri Jun 10, 2011 11:05 am

^^gp as your older brother I advice you to not support this fitna sxb, islam doesnt teach us to do suicide bombing, this a barbaric act that will do more harm to islam then good, :down:
Bro i'd be careful if I were you, making broad statements such as that one, so is Abdullahi Yusuf a muslim now?

:lol: :lol: :lol:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby AhlulbaytSoldier » Fri Jun 10, 2011 11:07 am

Grandmurtad, are you supporting suicideattacks?

User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby abdisamad3 » Fri Jun 10, 2011 11:09 am

^^gp as your older brother I advice you to not support this fitna sxb, islam doesnt teach us to do suicide bombing, this a barbaric act that will do more harm to islam then good, :down:
Bro i'd be careful if I were you, making broad statements such as that one, so is Abdullahi Yusuf a muslim now?

:lol: :lol: :lol:
its not us to judge who is muslim and who is not bro, its all up to allah if a person is saying la ila illa lah muxamadan rasullah they are muslim,

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30325
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby grandpakhalif » Fri Jun 10, 2011 11:14 am

Yes we can, learn Al wala wal bara

watch this video, and allah says:

Whoever does not rule according to what Allah has revealed, contradicting the Qur’an and denying the statements of the Messenger of Allah (peace be upon him) is a Kafir (disbeliever)."



User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Female suicidebomber almost killed interior minister

Postby abdisamad3 » Fri Jun 10, 2011 11:33 am

so al shabab are kafirs as well becouse suicide is against islam,


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 23 guests