Moderator: Moderators



He sacrificed his post as minister to become the chairman of SNM, Plus it did look better but it was destroyed wasn't it?^ It looked better and had roads 28 years ago.Wasn't he a minister in Said Barre's government at that time?






waa wax lagu farxo nabada ka jirta hargeysa laakiin sida ay alshabaabta aad taageero dadka ugu xasuuqaan maalin waliba mogadishu ayey al shabaab hargeysana ugu xasuuqen innocent civilians not long time ago.
waad xasuusataa suicide bombers from al shabaab bomed presidental place in hargeysa trying to kill presedent of somaliland daahir riyaale si nasiib ah ayuu uga baxsadey dilkii al shabaab isku dayeen inay dilaan, marka siilaanyo ilama aha inuu maalin cad hargeysa sidaa ugu socon karom sababtoo ah terrorist AXMED NIQAABLE GODANE suicide bombers waa ku diyaar hargeysa sidii ay u dili lahaayeen SIILAANYO.
MARKA qaldaan abuubakar subeer AL SHABAAB ayaad taageertaa adigoo og inay hargeysa dad ku xasuuqeen while trying to kill your presedent.
qaldaam sababta kaliya ee aad u taageerto alshabaabul shayaadiin waa cadawnimo iyo cuqdad u qabto mogadishu, cadawnimada aad u qabto mogadishu waa waxaad ilaaheey ka baridaa inaysan nabad noqon. kooxda waliba dadka mogadishu xasuuqda sida al shabaabna adigoo neceb waad tageeertaa sababtoo ah neceybka aad u qabto mogadishu.
qaldaamiintiina waxaad moodaa nabada hargeysaba inay ku xiran tahay mogadishu oo dagaal ka socda. cuqdada aad qabtaan awgeed.


Siilaanyo has a really good PR team


PR or no PR, LaasCaanood is a no go unfortunately.Siilaanyo has a really good PR team
Abdikarim,
Let him try the same thing in Las CanoodNow that would be EXCELLENT PR.

Thats a good idea...
he should do that...
after certain security procedures..

Siilaanyo has a really good PR team
Abdikarim,
Let him try the same thing in Las CanoodNow that would be EXCELLENT PR.



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 31 guests