Page 2 of 4

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:41 pm
by SahanGalbeed

is that you Jean-Marie looooooooooooooool
War niyow , aynu kala meeraysano qurjiilow , dabeecadihii gamba yarta ayaad yeelateen oo intan wax ka badan haddan hadalka idinku sii wado waa ba la igu caayi kara e , ama mabda' siyaasadeed aynu isku qabsano , ama ina kala kaxeeya .
Waxaasa rag isku sheegaya ka waran :lol:

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:43 pm
by Cilmiile
Ninkan Luc iyo Therese baa dhalay magaciisuna waa Jeean Claude baan filayaa looooool[/quote]
Jean Claude , ya? Jean Claude qurjiile ah waa jira , Canada ayuu ku nool yahay :lol:[/quote]

Tuug la qabtay talo ma leh :D

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:45 pm
by SahanGalbeed
Nacam taada ayuun baa ku socota, maxaad isku shubta niyow ? :lol: Waaye jean claude ba la i yidha , nabadgeliyo .
Kuwano ku bartaa ayaaba kugu daran :lol:

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:47 pm
by Cilmiile
Waxaaan kula yaabi jiray maalintaad Isaaqii WW1 Faransiiska askarta u ahaa halkan nagu daawisiisay. Ileen ninku waaba Faransiis looooooooooooooool

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:51 pm
by SahanGalbeed
And the dooro obsession with sahangalbeed continues , dumarkii way ka tagtay o maanta dabo qoynaanti waxay gaadhay waa idinkaa arkaya {sheegi kari maayo aniguye} :lol:
Ina Lilah wa ina Ileehi Raajiicun , Ilaahow nimankan astur .

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:54 pm
by Rightwing
Sahan,
Anigu maba aaminsani in Ciil-kama kore qurjiile yahay. Qurjiile waa rag raga. kani haduu arko MJ ufta ayuu sii jeediyaa, haduu arko HJ af huura leh ayuu usoo jeediya.
Rimay gacmeed ayay kala daaleen.

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:55 pm
by Cilmiile
And the dooro obsession with sahangalbeed continues , dumarkii way ka tagtay o maanta dabo qoynaanti waxay gaadhay waa idinkaa arkaya {sheegi kari maayo aniguye} :lol:
Ina Lilah wa ina Ileehi Raajiicun , Ilaahow nimankan astur .
Jean Marie :D :D :D :D :D :D :D

Rightwing

Ninkan isku reer baa tihiin. Michael iyo Jean Mariie loooooooooooool

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:56 pm
by Rightwing
Ciil-kama kore
Salaada markaad tukanaysid ma dhinaca qasriga faroole ayaad u jeesataa? :lol:

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:58 pm
by Cilmiile
Ciil-kama kore
Salaada markaad tukanaysid ma dhinaca qasriga faroole ayaad u jeesataa? :lol:
Adigu ma Buckingham Palace u jeedsataa?

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 1:59 pm
by udun
Anigu horaan idinku sheegay , call it whatever you want , ama sida caadadu dumar ugu dhacdo , ama siduu hargabku ragga u qabto , bishii ba mar baa lagu kaca kuwan . Waa laga dhegaystaa uun , dadkani waxay rabaan ba waa 'attention" :lol:
Calaacal.com.

Don't worry kid, you will get exposed big time in SNET. Just like other folks, your day of reckoninig is forthcoming. Udun is doing his magic to bust your franchopone azz big time :lol: :lol:
Ninkan Luc iyo Therese baa dhalay magaciisuna waa Jeean Claude baan filayaa looooool
Yes, and his parents are good decent people but this punk named Sahangalbeed's life has been screwed by the French Gendermarie in DJibouti :shock: :lol: :lol:

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 2:01 pm
by Rightwing
Ciil-kama kore
Salaada markaad tukanaysid ma dhinaca qasriga faroole ayaad u jeesataa? :lol:
Adigu ma Buckingham Palace u jeedsataa?

god bless the queen. Xaramka iyo queenta iskuma qaladno waa laba issue oo kala duwan.
adiguse dhulabahntaa waxaad kula colowday maxay isu hoos dhigi waayeen dhabayaco :lol: :lol:

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 2:04 pm
by udun
And the dooro obsession with sahangalbeed continues , dumarkii way ka tagtay o maanta dabo qoynaanti waxay gaadhay waa idinkaa arkaya {sheegi kari maayo aniguye} :lol:
Ina Lilah wa ina Ileehi Raajiicun , Ilaahow nimankan astur .
Jean Marie :D :D :D :D :D :D :D

Rightwing

Ninkan isku reer baa tihiin. Michael iyo Jean Mariie loooooooooooool
:lol: :lol:

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 2:04 pm
by Cilmiile
Ninkan Luc iyo Therese baa dhalay magaciisuna waa Jeean Claude baan filayaa looooool[/quote]

Yes, and his parents are good decent people but this punk named Sahangalbeed's life has been screwed by the French Gendermarie in DJibouti :shock: :lol: :lol:[/quote]

Isaaqa jabuuti cuqdadloow maaha. Kan wax badan baa ka siya

Righwing

Dhoolayare maad u sheegtid in Xaramku ka roon yahay Buckingham palace loooool

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 2:05 pm
by 1nemansquad
i can say Iidoor because my mother is not Iidoor, but how can these two pathetic beings (male nurse and Rightwing) claim their mother is Dhulbahante and yet be so negative and hateful towards their mothers tribe?

and you wonder why there can't be no relationship between Iidoors and Dhulbahante

Re: LAS ANOD ELDERS TO SOMALILAND: GET OUT!

Posted: Mon Jun 13, 2011 2:06 pm
by Rightwing
i can say Iidoor because my mother is not Iidoor, but how can these two pathetic beings (male nurse and Rightwing) claim their mother is Dhulbahante and yet be so negative and hateful towards their mothers tribe?

and you wonder why there can't be no relationship between Iidoors and Dhulbahante

Are you blind? show me where I diss the nobble dhulbahante?