Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Kala Guurka Reerihii Wada Dhistay Maamulka Puntland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Kala Guurka Reerihii Wada Dhistay Maamulka Puntland

Postby Knight of Wisdom » Fri Jul 15, 2011 3:56 pm

Aadan Carab ilaahay ha u naxariisto,gabaygiisii uu wakhtigaa tiriyey waxaad moodaa in aanu wakhtigaas ku haboonayn, ama meeshuu uu u waday ay kaga haboon tahay tan maanta taagan ee kala guurka reerihii wada dhistay maamulka Puntland, oo beelaha qaarkood inta la hawl geliyey, libaax labadiisa dhegood inta loo dhiibay lagaga dhaqaaqay. Raali ka ahaada tuducyo ka mid ah gabayga baan micno kale u samaynaye.


Waayahan khaliifow anaan gabay u weel qaadin

oo aan wadiiqadiiba hayn lana i weydiinin

ayuun baan wareegtooyin helay aan i waafiqine

Soomaali ooy weer xidhteen madax intii weyday

oo wabaxa kii oomanaa waran u soo qaatay

Hadaad laba madaxweyne yeelateen oo wakhtigan jooga

oo qaybtu saa kuma wacnee odaygu(Cabdillaahi) weydaartay

oo aad walaalnimo jarteen wegere yeelkiine

Teer iyo wafaadkii duqa iyo wararka taariikhda

waxaan ahay nin qaran waalifay aan waabinta aqoone

Haduunbaa sidii wecel-gabdheed la igu wiirsadaye

Garaad Shirshoore wahab baa hayee inuu ku waraayo

iyo waa damboo noo beryaa inuu wacnaan doono

Waa waxaan ilaah cid u waxyoon waaxidna ogayne

Marka beer wanaagsani midhaha wagac ka soo siiso

Shimbiraha la weetaynayee wadhafka loo haysto

Rabbi baa u wakiila oo risiq waasacay cuniye

dhulkaas bay waxaan lala arkayn walam sanaayaane

Lama wadho anoo kale intuu weedh u joogsado'e

Isaga kaa wadaadka ahe kale waaba walammooge(Faroole)

Weerkiyo intuu tobanka dhidar weeye odhanaayo

Wadankoo dhanbaanu u nacniyo calankii weynaaye

Darood ha wiiqina sidaan ugu walaacaayey

Iga wiin garee nacaskastoo wayla raac ihiye

Wahaa igu dhacdaye talo xumaan inaan ka waantoobo

oo aan isaaq weheshadaa waajib kayga ahe

Waqooyaan ahee dhalasho yaan la igu wayrixinnin

Sida gacanka waanwaanta iyo nabadba loo waayey

ee carab wadkeed noqonayee woorku ka abuurmay

anaguna wadada aanu naal waa wadniyo dhuune

Kol hadaan widhiidhyey oo colaad galo wareerkeeda

Wab-beynaa la geyn inay kaceen nimanki waallaaye

Waaciidsi badan baanu heli oo walaahiyahe

Wadduxaan ku dhaartaye jahaad waafiyaa dhiciye

Meeshiyo wajaale yaa amxaar woofka soo karine

Hawiyahan wanshiiraye degaa weerar soo kicine

Majeerteen haduu yare wahsaday wuu wisiisiyiye

warsangeli wacyiga taagan arag oo is waansade e

Marhadii xornimaday wadeen loo walqali waayey

Ugaadeen walwaal iyo ilaa wabiga sii yaacye

Ma walwalo Qayaad iyo ninkii Wagardhac haystaaye

Waayahanba reer Jaamac(Jamac Siyaad) waa wahansanaayeene

Walbahaarka iyo ciilka waa nala wadaageene

Wadiiqaana noo wada jirtiyo wacad ilaahaye

Waayeelka dhacay waa shanboqol wiigan oo qudha'e

Meeshaba tukaha waaqle iyo habar washaaqooda

iyo eeyga waah laad ka deyi wehel islaameede

Warqadiina kala goosannay iyo warankii qabiile(Harti)

Weedhaasi waa kala tag iyo sii waddiciddiiye

Idinkaa amxaarka waalani idin wanajaaye

Wadeeco allah waydiin bannaan waaxyihii kale'e.

User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14765
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Kala Guurka Reerihii Wada Dhistay Maamulka Puntland

Postby Samatr » Fri Jul 15, 2011 4:23 pm

batty boy, waxan aad noo soo bandhigtay ma fahmaysaa mise you just like the pink text? :lol:

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: Kala Guurka Reerihii Wada Dhistay Maamulka Puntland

Postby damu » Fri Jul 15, 2011 4:25 pm

i thought clan topics were banned in the general section :lol:

User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14765
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Re: Kala Guurka Reerihii Wada Dhistay Maamulka Puntland

Postby Samatr » Fri Jul 15, 2011 4:28 pm

He/She(depending on the day) gets a pass, as long as it is in pink text. :lol:

User avatar
Knight of Wisdom
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6609
Joined: Thu Aug 27, 2009 1:56 pm
Location: Eiffel Tower

Re: Kala Guurka Reerihii Wada Dhistay Maamulka Puntland

Postby Knight of Wisdom » Fri Jul 15, 2011 5:22 pm

He/She(depending on the day) gets a pass, as long as it is in pink text. :lol:
:lol: :lol:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 10 guests