Page 1 of 1

Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 2:48 pm
by AhlulbaytSoldier
Wasiirada cusub ee Xukuumada oo lagu dhawaaqay

Muqdisho : (Sh. M. Netw) Galinkii danbe ee maanta ayaa Ra’isul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya C/wali Max’ed Cali waxa uu ku dhawaaqay Golaha wasiirada Xukuumada Cusub kuwaasi oo ka kooban 18-Wasaaradood, waxaana ay kala yihiin wasiirada iyo Wasaaradaha loo kala dhiibay

1-Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bil) Wasiirka Wasaaradda Garsoorka arimaha diinta iyo Awqaafta.

2-Max’ed Max’uud Xaaji Ibraahim Ra’isul wasaare ku xigeen ahna wasiirka arimaha dibadda.

3-Xuseen carab Ciise Ra’isul wasaare ku xigeen ahna wasiirka wasaarada gaashaandhiga.

4-C/haab Ugaas Xuseen Ugaas Qaliif Ra’isul waasare ku xigeen ahna wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha.

5-C/samad Macalin Max’ud Sheekh Xasan wasiirka Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga.

6-Dr. C/naasir Max’ed Cabdulle wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo lacagta.

7-Marwo Caasho Cismaan Caqiil wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo arimaha qoyska.

8-C/laahi Xaaji Xasan Max’ed Nuur wasiirka Wasaaradda beeraha iyo Xanaanada xoolaha.

9-Dr. C/casiis Sheekh yuusuf wasiirka Wasaaradda caafimaadka.

10-C/qaadir xuseen max’ed wasiirka Wasaaradda warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta.

11-Max’ed Max’uud Sheekh Xasan wasiirka Wasaaradda shaqada, dhalinyarada iyo Isboortiga.

12-C/raxmaan Sheekh Ibraahim wasiirka Wasaaradda kaluumeysiga qeyraadka bada iyo bii’ada.

13-Aadan C/laahi Aadan wasiirka Wasaaradda gadiidka, cirka dhulka, bada iyo dakadaha

14-C/raxmaan Xoosh Jabriil wasiirka Wasaaradda dastuurka iyo dib u heshiisiinta.

15-Jeylaani Nuur Iikar wasiirka Wasaaradda howlaha guud, guuryeenta iyo dib u dhiska

16-C/qaadir Max’ed dhicisoow wasiirka Wasaaradda macdanta biyaha iyo batroolka

17-Pro. Axmed Ceydiid Ibraahim wasiirka Wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare

18-C/laahi Goodax Bare wasiirka Wasaaradda iskaashiga caalamiga iyo qrshenyta

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:05 pm
by garoweboy
Image

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:11 pm
by Naboleon
Image
Image

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:12 pm
by damu
Image

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:13 pm
by quark
:lol: :lol:

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:20 pm
by Amilla
oh boy! here we go again. :roll: :roll: :roll:

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:28 pm
by ciyaal_warta
i dont see one reason that makes him qawiilist...he announced a new faces as same as farmaajo i dont care about their qawiils as long as they gona try to fix soomaaliya :up:


btw i recognized one minister only and he is a fam and educated man :up:

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:29 pm
by AhlulbaytSoldier
Image

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:40 pm
by garoweboy
Hutu King reminds me of this Character.
Image
Hutu Bidaar King Sr
playa hater since Birth. :lol: :lol:

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 3:49 pm
by quark
:up: inshallah khair

Re: Qabilist abdiweli announces puppet cabinet

Posted: Wed Jul 20, 2011 9:06 pm
by Babygirl-
How is he Qabiliste mise anything NON-IRIIR (Darood) is Qabiliste?