Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Shabab capture TFG Women Minister!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30305
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Shabab capture TFG Women Minister!!

Postby grandpakhalif » Thu Jul 21, 2011 10:46 am

Shabaab oo gacanta ku dhigay Wasiiradda Haweenka ee Xukuumadda KMG
Balcad: (Sh. M. Network) Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah Wasiirada cusub oo uu xalay magacaabay Ra’iisul wasaare C/wali Max’ed Cali.



Wararka imaanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen Wasiiradda Haweenka iyo arimaha qoyska Marwo Caasho Cismaan Caqiil oo ka mid aheyd Golahii wasiirada oo uu xalay magacaabay Ra’iisul wasaare C/wali Max’ed Cali.



Marwo Caasho Cismaan Caqiil ayaa la tilmaamay in Al Shabaab ay gacanta ku dhigeen xili ay doonaysay inay kasoo baxdo degmada Balcad, waxaana la sheegay in Al Shabaab ay kala dageen gaari ay saarneyd oo kusoo jeeday Magaalada Muqdisho, iyadoo aan la’ogayn ilaa iyo iminka halka ay la aadeen.



Sida ay Idaacadda Shabelle u xaqiijiyeen dad ku sugan degmada Balcad oo diiday in magacooda la shaaciyo iyo Xildhibaano ka tirsan barlamanka KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegeen in ilaa iyo iminka wax war ah laga la’yahay Marwo Caasho Cismaan Caqiil oo dowladda KMG u magacawday Wasiiradda Haweenka iyo arimaha Qoyska.



Majiraan wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Xarakada Al Shabaab oo ku aadan arintaani hase ahaatee xalay ayay aheyd markii markii Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya uu ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada kuwaasi oo ay ka mid aheyd Marwo Caasho Cismaan Caqiil.



Ma’ahan markii ugu horeysay oo dowladda KMG ah Soomaaliya ay xilal u magaacwo dadka ku sugan deegaanada ay gacanta ku hayaan Xarakada Al Shabaab, iyadoo la sheegay in Marwo Caasho Cismaan Caqiil Saygeeda 3-bil ka hor ay Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay ku dileen degmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe.



Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.

NALA SOO XARIIR webmaster@shabelle.net

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: mahor and 44 guests