Postby gobdoon » Tue Aug 09, 2011 10:53 am
Dhulkii abaar xun baa ka dhacday oo xoolihii iyo dadkiiba dhamadeen oo meel walba oo Somali madax madaw ka jirto dadkii ba loo gurmanaya oo heer waxa la gaaray dadkii ay qabiil iska ilaawan gacmaha is qabsadan oo walaalahooda dhibaataysan waxy tari karan taran xata Somaliland iyo Dahabshiil iyo akhyaarta Somalinet marka laga reebo Basra oo leh dadkan maxay caruurta badan u dhalayan!!