Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

American and French military advisors actively in TFG army

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

American and French military advisors actively in TFG army

Postby Coeus » Thu Aug 11, 2011 1:52 pm

Image


Shirkaddo Maraykan ah oo la sheegay inay ku lug leeyihiin dagaalada Soomaalia

Wakaaladda Wararka u faafisa dalka Angola ee ANGOP ayaa war bixin ay qortay waxay ku sheegtay shirkaddo dhanka amaanka qaabilsan oo Maraykan ah ay ku lug leeyihiin dagaalada ay ciidamada dawlada KMG iyo kuwa Midawga Africa kula jira Xarakadda Al-Shabab.

Warbixintaan ay wakaaladani qortay waxay ku sheegtay in koox ciidamo ah oo ay leedahay shirkad fadhigeedu yahay magaaladda Washington oo lagu magacaabo Bancroft Global Development ay ku sugan yihiin magaalada Muqdisho kuwaasoo door muuqda ku leh dagaalada ka dhaca magaalada Muqdisho ee dhex mara ciidamada iyo kuwa ururka Al-Shabab.

Warku waxaa uu sheegayaa in ciidamadaan hoos taga shirkaddaan oo sida wakaal;adu sheegay xarumo ku leh meel u dhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ay sidoo kale tababaro siiyaan ciidamada dawlada KMG ee Soomaaliya oo ay ka caawiyaan sida ay ula dagaalami lahaayeen waxa argagixisada loo yaqan.

Madaxa hay’adaan Bancroft Global Development oo la yiraahdo Michael C. Stock, ayaa sheegay in hawsha ay Soomaaliya ka hayaan ay ka mid tahay baaritaanada waxyaabaha qarxa iyo barista dhiiga DNA,ga la yiraahdo shaqsiyaadka geysta falalka is qarxinta ah ee Soomaaliya ka dhaca waxaana uu intaa ku daray inuu xiriir wanaagsan iyo wada shaqeynba la leeyihiin hay’adda FBI,da Maraykanka oo uu sheegay inay xog siiyaan.

Michael C. Stock waxa uu sheegay inay ciidamada dawlada iyo kuwa Midawga Africa ee AMISOM ay ka saacidaan sidii ay u sugi lahaayeen amaanka xarumaha dawlada iyo madaxda dalka.

Wakaaladda wararka Angola ee ANGOP waxay ku waramaysaa in ciidamada shirkadaan dhawr jeer lagu arkay wadooyinka MUqdisho iyagoo caawinaya ciidamada dawlada Soomaaliya.

Xarakadda Al-Shabab ayaa dhawaan sheegay in weerar ay ku qaadeen xarun ciidamada dawlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ku lahaayeen degmada Wardhiigley ay ku dileen saraakiil caddaan oo ay Maraykan ku sheegeen.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 32 guests