Hargeysa, (Qaran news)- Waftigii uu hogaaminaayay madaxweynaha Somaliland ayaa ku xanniban madaarka Beijin ee caasimada dalka Shiinaha, wararka ka soo baxaya safarka madaxweynaha ayaa sheegaaya in socdaalka madaxweynaha ayna dawlada shiinahu ka war hayninisla markaasina madaxweynaha ku xanibay maadaarka madaxweynaha ayaa ku degay Hotel ku dhexyaala maadaarka magaalada Bijiin
silaanyo oo noqday madaxweynihii u horeeyay ee madaar laga celiyo (ma tahriib baa)
taasi oo ay quud daraynayaan in ay gudaha magaalda galaan, wararka ayaa sheegaaya in shirkadii casuuntay ay maalintii uu balanku ahaa ay ku hungowday madaarka, taasi oo ku beegnayd habaynkii Siilaanyo iyo waftigiisa laga soo celiyay madaarka magaalada Addis Ababa
weftigii uu Axmed Siilaanyo hogaaminayay dalkaasi ay ku cadilan yihiin lagana yaabo in ay dalka dib ugu soo laabtaan dhowrka maalmood ee fooda inagu soo haya
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62






