DEG DEG: Wafdi hor dhac u ah Raysal Wasaaraha Turiga oo Muqdisho Soo Gaaray
Muqdisho (RBC Radio) Wafdi hor dhac u ah Booqashada uu dalka ku imaanaya ku iman Raysal wasaaraha Turkiga ayaa maanta soo gaaray Muqdisho si ay ugu kuurgalaan xaaladda dhabta ah ee ka jirata dalka.
Wafdigan ka socda Dowladda ayaa waxa ay ka koobanyihiin Dhaqaatiir, mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Caafimaadka Turkiga iyo xafiiska Raysal wasaaraha wadanka Tuirkiga.
Dhowaan ayaa waxaa lagu wadaa in uu wadanka Soomaaliya soo gaaro Raysal wasaaraha Wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordagaan
Wixii warar ah oo kusoo kordhaa lasoco goor dhow
RBC Radio
Also the Opposition in Turkey will be soon visiting Somalia, they announced.



