Muqdisho-(Bno) Waxaa maanta meel fagaaro ah lagu toogtay askar ka tirsan dawlada KMG Soomaaliye oo lagu helay danbiyo ay ka galeen dad shacab ah oo ay si fudud u laayeen, askartan maanta xukunku ku dhacay ayaa waxaa ay ahaayeen labo askari, waxaana xukunka ku riday maxkamada militariga Dawlada KMG Soomaaliyeed ee daawasho haboon sida dilkaas loo fuliyay.”







