Waxaa caawa magaalada Muqdisho si
dardar leh uga socda Howlgal ay
ciidamada mujaahidinta Al Shabaab ku
wiiqayaan awooda cadawga.
War goordhaw nagasoo gaaray
degmada Hodon ayaa xaqiijinaya in
Miino laqarxday gaari uu la socday
Cabdi Kariim Dhegabadan oo DKMG ah
ugu magacaaban Abaan duulaha
ciidanka Xoogga.
Sida ay noo xaqiijiyeen ilo lagu
kalsoonyahay gaari nuuca dagaalka ah
ayay Miino kula kacday Isgoyska KM4
oo fariisin weyn u ah ciidamada
shisheeye, dhamaan wixii gaariga
saaraa ayaa dhimasho iyo dhaawac
noqday waxaana goobta isku gedaamay
ciidamada shisheeye ee AMISOM.





