Muuqaalka Xoogaga Meliteriga ee mujaahidiinta aya walwal iyo wal bahaar ku riday gaalada caalamka iyo in badan oo ka mid ah Munaafiqiinta safka kula jirta gaalada.
Mujaahidiinta cududooda Meliteri ee intaan le'eg ee lagu soo bandhigay magaalada Muqdihso, iyo Salaadii Ciidda oo uu Waaliga Wilaayada Banaadir Muslimiinta ku Tojiyey Maslax iyo Afhayeenka guud ee Xarakada oo Warbaahinta si muuqata ugala hadlay magaalada Muqdisho intuba waxa ay cadaynayaan in Mujaahidiintu aysan ka bixin magaalada Muqdisho balse ay ka baxeen Difaacyadii dagaalka sida ay horay u sheegeen.
Fadhi ku diriryada dalalka Yurub iyo qaar ka mid ah Masaajidda ay gacanta ku hayaan kooxaha Murji'ada ah ee Mujaahidiinta neceb ee ku yaala Qurabaha ayaa laga soo sheegayaa in hadal haynta ugu badani ay noqotay faalaynta cududda Mujaahidinta Al Shabaab ee Muqdisho kasoo muuqatay ayadoo in badan oo ka mid ah kuwaas gaalada qalbiga ka jeceli ay nayid jab balaaran ku noqotay muuqaalkaani.
Waxaanu leenahay Kuwani waa mujaahidiintii oo si geesinimo leh ku ciidaya, cududoodiina muujinaya ee
[youtube]djVl3eLyUN0&feature=player_embedded#![/youtube]










