De waa iska qosol waxaad ka wado halkan.
Maalin waxaad leedahay , majeerteenki baynu usoo socona.
Maalinta ku xigta waxaad leedahay , anaga oo mareexan ah baa ergadan nabadoonka ah kala wadna .
Maalin ximaanjaale baad ku soo galaysa
Maalinta kale awraadle baad la soo baxaysa .
De meel uun ku eekow saxib , haddaadan rabin in lagu gu qoslo .
What does my user account got to do with Daarood ama Mareexaan? meeshan uu socdo adiga waxbo kama gelin hadaan rabo china baan aadi.
Horta af-somali soo baro, when you read something read it PROPERLY.
Beesha Mareexaan sent their odayaal to Galkacyo the second day after the war to stop the fight, but they they promised if Puntland army continous shelling innocent people, they will sent army from Caabudwaaq to protect the people. Marka orod af-somali soo baro. Laakiin alhamdulilah Puntland army choice to stop the war and heard the baaq of the odayaasha.
Everytime you hear the name Mareexaan sidi niin ciilan baad so booda, war ma mareexaan baa ku farahumeyay?
