Page 1 of 1

Maryocalasta amxaarkalkaal oo lagala wareegay C/waaq

Posted: Sun Sep 11, 2011 6:56 am
by AhlulbaytSoldier
by amoore
Al Shabaab oo Dagaal Xooggan
Manata Kula Wareegay
Degmada Ceel-Waaq ee
Gobolka Gedo
Ceel- Waaq ( DHM- News ): - Kadib dagaal
socday saaka ilaa maanta wakhti dambe ayaa
iminka wararka kasoo baxaaya degmada Ceel-
Waaq waxay sheegaayaan in ay halkaasi la
wareegeen Ciidamada Al shabaab.
Dagaalka oo ahaa mid aad u xooggan ayaa
waxaa qaaday Ciidamada Al shabaab waxaana
la sheegay in ay magaalada kasoo weerareen
ugu yaraan afar jiho.
Wararkii ugu dambeeyey ee dagmada Ceel-
waaq ay ka heshay DHM Radio ayaa sheegaaya
in iminka xaaladdu deggan tahay isla markaana
ay gacanta ku hayaan magaalada Ciidamada Al
shabaab ee saaka weeraray.
Khasaaraha ka dhashay dagaalka ayaa waxaa
kasoo baxaaya warar kala duwan , wararka qaar
ayaa sheegaaya in ilaa 15- kamid ah Ciidamadii
dagaalamay maydadkooda magaalada lagu
dhex arkay.
Dagaalkii maanta ka dhacay Ceel- Waaq ayaa
ahaa dagaalkii ugu xooganaa ee gobolka ku
dhexmara labada dhinac, marka laga reebo
dagaaladii horraantii sanadkaan ka dhacay
degmada Beled- Xaawo ee gobolka Gedo.
Ciidamadii Dawladda KMG ah ee ka baxay
degmada Ceel- Waaq ayaa kusugan deegaano ka
agdhow degmada , waxaana la sheegay in ay
halkaasi kasoo ganaayaan madaafiic magaalada
kusoo dhacaysa .
Waddooyinka magaalada ayaa waxaa lagu
arkaayaa Ciidamada Al shabaab oo watta
gaadiidka dagaalka, iyadoo intii badnayd dadkii
magaalada ku dhaqnaa ay dagaalada ka
barakaceen.
Dhanka kale saraakiisha Ciidamada Dawladda
KMG ah ee gobolka Gedo ayaa beeniyey in lagala
wareegay gacan ku haynta degmada Ceel-
Waaq , waxayna sheegeen in dagaalku socdo
iyaga oo ku hanjabay in ay la wareegi doonaan
guud ahaanba gobolka Gedo.
Wixii kasoo kordha warkaan kala soco
Dhacdooyinka. com


I would chant Allaaaaaahu akbar if only shabaab were 1)muslims and 2) mujahidiin.

Re: Maryocalasta amxaarkalkaal oo lagala wareegay C/waaq

Posted: Sun Sep 11, 2011 7:01 am
by DR-YALAXOOW
hutking from somaliland( fake shiiica hawiye) for you is same all people whor fighting i south. as long as they keep fighting is good news from you wther their are goverment soldier or al shayaadiin al shabaab is good for you. because you chance of recognition will be better marka dont play as A SHIIICA HUUTU MAN, you fool no one waryaa .

Re: Maryocalasta amxaarkalkaal oo lagala wareegay C/waaq

Posted: Sun Sep 11, 2011 7:29 am
by AbdiWahab252
Dr.Yalaxow,

Hutuking got a Somalilander girlfriend. So let him be :lol:

Re: Maryocalasta amxaarkalkaal oo lagala wareegay C/waaq

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:21 am
by Voltage
Ceel-waaq was different. The troops who captured that were the Kenyan-trained troops and they consistently failed to pass the town and now it seems hold it (althought it might be a temporary setback).

They are different than the Dollow trained Barre Hiiraale forces who took over Dollow, Luuq, Beled-Xaawo, Garbahareey, and Buurdhuubo. These guys haven't even had Al Shabaab even attempt a re-capture whereas in Ceel-waaq every other day was a iska hor imaad. Now it seems Ceel-waaq and Baardheere are left in the region and we know the Dollow group is preparing to march to Baardheere. If they succeed in Baardheere, the Shabaab in Ceel-waaq will flee to Kenyan refugee camps.

Re: Maryocalasta amxaarkalkaal oo lagala wareegay C/waaq

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:25 am
by BlackVelvet
Dr.Yalaxow,

Hutuking got a Somalilander girlfriend. So let him be :lol:
Waxaas ma nin baa marka? :lol:

He either is not and should be disowned or he is and you are right and he should still be disowned

Re: Maryocalasta amxaarkalkaal oo lagala wareegay C/waaq

Posted: Sun Sep 11, 2011 8:39 am
by AhlulbaytSoldier
LOL AW
I used to date slander chick(the famous saying: p.ssy has no clan.).
Try it out :up:
They are less golddiggers :mrgreen: