Page 1 of 2

Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 1:51 pm
by AbdiWahab252
HAMBALYO !!!!! The newest state after the birth of the brotherly Ras Caseyr State :clap:

Maamul ka go.ay Puntland oo looga dhawaaqay gobolka Karkaar

Maamul ka go,ay Maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa looga dhawaaqay

Qardho: (Mareeg)Magaalada Qardho ee Xarunta gobolka Karkaar, iyadoo kol hore Maamul la magac baxay Raasacaseer looga dhawaaqay deegaano ka tirsan Puntland.

Kadib Munaasabad ka dhacday Magaalada Qardho ee gobolka Karkaar ayaa waxaa looga dhawaaqay Maamul ka go’ay Maamulka Puntland oo lagu magacaabo Karkaar State, waxaana Munaasabad ka dhacay gobolkaasi lagu doortay Madaxweyne iyo Madaxweyne ku xiggeen.

Madaxweynaha Maamulkaasi Max’ed Jaamac oo Waraysi siiyay ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay sababta ay u sameysteen Maamul, isagoo sheegay in arintaasi ay ku kalfitay kadib markii Maamulka Puntland uu kasoo bixi waaayay waxyaabihii looga idmaday islamarkaana uu ku ekaaday Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal.

Max’ed Jaamac ayaa waxaa uu sheegay in Maamulka uu ka aramiyo gobolka Karkaar iyo gobol kale oo uu sheegay inay aad u balaaran yihiin, isagoo xusay in dadka ku nool halkaasi ay hoostagi doonaan Maamulka Karkaar State sida u hadalka u dhigay.

Mar wax laga waydiyay awoodda Milatari iyo midda ciidan oo u leeyahay Maamulka Karkaar in uu ka hortago Maamul goboleedka Puntland mar hadii ay sheegeen in Magaalada Qardho oo Puntland ay gacanta ku hayso ay ka sameeyeen Maamul ka madaxbanaan Maamulkaasi.

“Anagu manihi dad Xukun doonaya, waxaa arintaani ku tashtay bulshada ku nool gobolka, dadkana doorasho ayuu ku yimid anaga doorasho ayaan ku nimid, Maamulkeenana wuu isku filan yahay” sidaasi waxaa yiri Madaxweynaha Karkaar State Max’ed Jaamac oo waraysi siiyay IdaacaddaMaxaliga ah

Maamulkaani oo galinkii dambe ee shalay looga dhawaaqay Magaalada Qardho ee Xarunta gobolka Karkaar ayaa waxa uu noqonayaa Maamulkii 3-aad ee ka go’a Maamul goboleedka Puntland.

Horey waxaa u go’ay Jabhadda SSC oo gacanta ku hayso deegaano iyo degmooyin ka mid ah gobolada Sool, Sanaag iyo Ceyne iyo sidoo kale Maamul la mgacbaxay Raasacaseer oo isna ka aramiya qeybo ka mid ah gobolka Barri, waxaana Maamulka hadda looga dhawaaqay gobolka Karkaar uu noqonayaa kii 3-aad, iyadoo taasi ay sii dheertahay Jabhado iyo Ururo dagaalo iyo rabshado ka wada deegaanada Maamulka Puntland.

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:14 pm
by eyes-only
:lol: :|

Somalis have changed the definition of a state. Walaahi the whole thing is getting more and more silly....every clan now has a state.

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:18 pm
by AbdiWahab252
Eyes,

Don't hate, congratulate 8-)

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:20 pm
by eyes-only
I really can't congratulate the Somali definition of a state...

Laakin I can see the positives to this as well. :lol:

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:21 pm
by WiglessBidaar
Abdi, ma cabsantahay niyo?

You look three sheets to the wind. There will be no state till the trousered mammals there evolve into something less defective. Put down the booze.

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:25 pm
by Monk-of-Mogadishu
Interesting, according to this Majerteen have now successfully created 3 states (Puntland, "Ras-Caseyrland," and now "Karkaar State) while Hawiye are only on 2 (Ximan & Galmudug) - it says a lot about certain people. :|

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:28 pm
by XimanJaale
Interesting, according to this Majerteen have now successfully created 3 states (Puntland, "Ras-Caseyrland," and now "Karkaar State) while Hawiye are only on 2 (Ximan & Galmudug) - it says a lot about certain people. :|
Puntland wasn't created by Majerteen only. Do not deny Leelkase, Awrtable, Dir, Dhulbahante, Dishishe, Warsangli. If it wasn't for their co-operation Puntland wouldn't be existing. Just like Somaliland, all the tribes have co-operated.

These states appearing in Puntland are coming from Majerteen but if Leelkase, Awrtable create their own state, then say goodbye to Puntland. :|

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:33 pm
by quark
:lol: :lol: thier isnt a mamuul independent from PL in karkaar :) fuckin haters love to see PL break up. This is my home region and i guarantee you it doesnt exist. folks from this region are one of the biggest supporters of the great state. VIVA karkaar state of Puntland.

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:36 pm
by TheblueNwhite
Interesting, according to this Majerteen have now successfully created 3 states (Puntland, "Ras-Caseyrland," and now "Karkaar State) while Hawiye are only on 2 (Ximan & Galmudug) - it says a lot about certain people. :|
Both GalMudug and Ximan and Xeeb are called on to Somali conferences and receive equal delegation seats as PL which is comprised of many darod clans.

Most powerful clan in Somalia is Hawiye. :up:

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:38 pm
by XimanJaale
Interesting, according to this Majerteen have now successfully created 3 states (Puntland, "Ras-Caseyrland," and now "Karkaar State) while Hawiye are only on 2 (Ximan & Galmudug) - it says a lot about certain people. :|
Both GalMudug and Ximan and Xeeb are called on to Somali conferences and receive equal seats as PL which is comprised of many darod clans.

Most powerful clan in Somalia is Hawiye. :up:
Puntland does not comprise all Daaroods :lol:

ur a donkey and think like a donkey, Daarood extend all the way from sanaag to sool to bari to nugaal to mudug to galgaduud to gedo to lower juba to middle juba to NFD to Ogadenia ;)

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:47 pm
by TheblueNwhite
I mention the power of Hawiye and the Somali dog starts throwing insults. :lol:

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:51 pm
by XimanJaale
show me the so-called hawiye power :lol: :lol: bring me pictures, video, articles FACTS ;)

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:54 pm
by TheblueNwhite
Marexan cid ka hadashey ma jirto halkan. :arrow:

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 2:58 pm
by XimanJaale
u talked about daarood, and mareexaan are daarood, so don't deny my conversation in this thread :lol: :lol:

Re: Welcoming the newly created KARKAAR State

Posted: Mon Sep 12, 2011 3:02 pm
by TheblueNwhite
Ok, talk to yourself then, my break is over. Bye.