GUUL Galmudug
GUUL Somalia
Moderator: Moderators

Very true my friendWe gonna make Hobyo the best city![]()
![]()
With Unity we are STRONG![]()

1moonlight, you sound like a sore little thing. Hirda and your thinly veiled sarcasm has nothing to do with the fact your argument is mute. At least Marehan is a large enough clan that occupies massive territory, unlike Galmudug "state" is which between Bandiiradley and Seddex Xiglo.![]()
There is not such thing as "Habar Gidir" sxb. Sacad and Saleebaan are each other's worst enemy and Cayr would prefer to be a section of Sade. Maxaa soo haray? Saruur inuu jiro iyo inkale cid aragtay ayaan ba jirin, Dudublene muufada Ceel-buur ku dubataa.In the future though, the who of clans will have to be united but never under "Galmudug".

Sxb Voltage Beesha Sade Galgaduud ayagaa ayaa uugu horeeyay qabiiladii kusoo biiray Maamulka Galmudug hadeey kabaxaana xorbeey u yihiin laakiin umaleenmaa inaad adigu tahay Ugaaska Mareexaan marka adiga cid kula tashaneeyso ma jirto. Reer Caabudwaaq 100 jeer kabadan ayeey Galmudug lakulmeen xataa eey Gaalkacyo imaadeen laguna soo dhaweeyay Kenya na 500 oo jeer in kabadan ayeey ku Kulmeen. Marka Mareexaanka Alshabaab Galgaduud shaqo kuma leh oo waxeey joogaan Kismaayo iyo Gedo Galgaduud ineetada badan waxa maamulo waa Ahlu Sunna, Ahlu Sunna waa Mareexaan Sacad Dir iyo Ceyr. Galmudug 100% waa Ahlu Sunna oo Ahlu Sunna maantay raali Kama noqon karto in Alshabaab u tilaabsato Caabudwaaq Dhuusamareeb iyo Galmudug Sababtoo ah Ahlu Sunna waxeey Qeeyb katahay difaaca Caabudwaaq, Dhuusamareed, iyo Galmudug. Marka mita aan hada ka hadleeno waa furida deketa Hobyo waxaana ogaadaa in ninka mas uulka ka ah furitaanka Deketa Hobyo uu yahay Dr Xasan Maxamad Siciid Gacaliye Wasiirka kaluumaysiga iyo Qayraadka bada iyo Dakadaha ee Galmudug Beeshiisuna waa Mareexaan Wagardhac.XimanJaale, you are an embarrassment.
Moonlight, while Beesha Galbeedka Galgaduud would generally not have a problem being in a state with their Somali Muslim brothers in central Somalia, Galmudug is a non-starter and non-issue. Caalin had a meeting with Xussein Fareey, a claimant to the Governorship of Gedo who is neither recognized by Al Shabaab Marehan, nor Ahlu Sunnah Marehan, nor even the Dollow-camp Marehan who represent the TFG Marehan. Because he is a man without a title and secondly since when would the Governor of Gedo (not that he even is or was during that meeting) decide for reer Western Galgaduud where they should go? It makes no sense particularly when he is usurping that chain of authority to have a free luncheon with Caalin.
Caalin knows where he needs to go if he has any hope reer Western Galgaduud will join the non-starter Galmudug and that place is Caabudwaaq. He will never even attempt such a publicity stunt because he knows reer Caabudwaaq will simply tie him up in laughter and turn him over to reer Cadaado.
Waanu is naqaane cantarabaqashka aaga kala dhaqaaq.

Beesha Mareexaan oo beenisay inay ku biidhay maamulka Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo
Hadalkan ayaa waxa uu noqdey mid saamayn balaaran ku yeesha beesha Mareexaan, waxaana arinkan uu yahay mid ay sameen sida beeshu sheegtay shakhsiyaad ku qaraabanaya magaca beesha oo aan matalin, waxayna beeshu sheegtay inay warkaasi baari doonto ayna al xisaabtamayso cidii warkaasi sheegtay, waxay kaloo xubno beesha ka tirsan cadeeyeen in magacyadooda la been abuurtay oo aysan waligood aysan ka qaybgalin meel looga hadlayo ku biirida Galmudg.
Odayaasha degmada Caabudwaaq ee Beesha Mareexaan, waxay sheegeen in warkaasi uu yahay mid beesha sumcadeeda iyo sharafteeda lagu dilayo, aysana u qalmin inay ku biiraan maamulka koonfurta Gaalkacyo oo dhul ahaan haysta wax ka yar Gobol, waxayna beeshu sheegtay in iyaguba ay maamul u gaar ah samaysan karaan oo ay haystaan dhul ka baaxad weyn dhulka Galmudug.
http://www.raxanreeb.com/?p=25936

In fact this same "lunch" led the mayor of Caabudwaaq and the people to say reer Western Galgaduud did no such thing:
Beesha Mareexaan oo beenisay inay ku biidhay maamulka Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo
Hadalkan ayaa waxa uu noqdey mid saamayn balaaran ku yeesha beesha Mareexaan, waxaana arinkan uu yahay mid ay sameen sida beeshu sheegtay shakhsiyaad ku qaraabanaya magaca beesha oo aan matalin, waxayna beeshu sheegtay inay warkaasi baari doonto ayna al xisaabtamayso cidii warkaasi sheegtay, waxay kaloo xubno beesha ka tirsan cadeeyeen in magacyadooda la been abuurtay oo aysan waligood aysan ka qaybgalin meel looga hadlayo ku biirida Galmudg.
Odayaasha degmada Caabudwaaq ee Beesha Mareexaan, waxay sheegeen in warkaasi uu yahay mid beesha sumcadeeda iyo sharafteeda lagu dilayo, aysana u qalmin inay ku biiraan maamulka koonfurta Gaalkacyo oo dhul ahaan haysta wax ka yar Gobol, waxayna beeshu sheegtay in iyaguba ay maamul u gaar ah samaysan karaan oo ay haystaan dhul ka baaxad weyn dhulka Galmudug.
http://www.raxanreeb.com/?p=25936

Both of my parents are from Galbeedka Galgaduud. I have never come across a single Marehan that ever even mentioned Galmudug let alone about joining. Even Puntland has hope Marehan will join them and allows a clause in their consitution that is for Marehan to join if they decide. Waxaad sheegeysid wax cusub maaha, ever group there wants to legitimize itself through Sade.
Waqtiga hayska dhumin. Beesha Sade waxay iyagoo garwadeen ka yihiin mooyaane wax meelaha lagu soo qoqobay raaci maayaan.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: SadSayyid and 36 guests