Moderator: Moderators



Guul?!As you all know Beesha Sade gaar ahaan Reer Galgaduud qeeyb weeyn ayeey kaqaateen dhismaha Maamulka Galmudug shirar badan ayaana dhexmaray weeyna Kaqeeyb galeen ayagoo matalayo Maamulka Galmudug shirkii Kenya ee Soomalida iyo kii hada uugu dambeeyay ee Muqdisho kadhacay Beesha Sade waxeey ka qeeybgashay ayagoo qaar matalayo Galmudug qaarna Ahlu Sunna. Galmudug iyo Beesha Sade Galgaduud hata waxeey kashaqeeynayaan Sidii dekeda Hobyo loofuri lahaa waxeeyna balan qaadeen dhamaan waxgaradka iyo ganacsatada Beesha Sade Galgaduud ineey dhaqaalaha lagu dhisayo laguna dayactirayo dekeda Hobyo ineey Beesha Sade Galgaduud eey Qeyb ka bixineeyso lana dhisayo wadooyin cusub oo isku xirayo dekeda Hobyo, Caabudwaaq, Dhuusamareeb, iyo Gaalkacyo,![]()
![]()
GUUL Galmudug![]()
![]()
GUUL Somalia![]()



President Alin needs to focus on unifying Madarkicis politically, economically and Militarily

Wax ka yar Gobol? Aqoon yari aa heyso qofka hadalkaas qoray.In fact this same "lunch" led the mayor of Caabudwaaq and the people to say reer Western Galgaduud did no such thing:
Beesha Mareexaan oo beenisay inay ku biidhay maamulka Galmudug ee koonfurta Gaalkacyo
Hadalkan ayaa waxa uu noqdey mid saamayn balaaran ku yeesha beesha Mareexaan, waxaana arinkan uu yahay mid ay sameen sida beeshu sheegtay shakhsiyaad ku qaraabanaya magaca beesha oo aan matalin, waxayna beeshu sheegtay inay warkaasi baari doonto ayna al xisaabtamayso cidii warkaasi sheegtay, waxay kaloo xubno beesha ka tirsan cadeeyeen in magacyadooda la been abuurtay oo aysan waligood aysan ka qaybgalin meel looga hadlayo ku biirida Galmudg.
Odayaasha degmada Caabudwaaq ee Beesha Mareexaan, waxay sheegeen in warkaasi uu yahay mid beesha sumcadeeda iyo sharafteeda lagu dilayo, aysana u qalmin inay ku biiraan maamulka koonfurta Gaalkacyo oo dhul ahaan haysta wax ka yar Gobol, waxayna beeshu sheegtay in iyaguba ay maamul u gaar ah samaysan karaan oo ay haystaan dhul ka baaxad weyn dhulka Galmudug.
http://www.raxanreeb.com/?p=25936

Waceysle Hal guri kuma laho Hobyo Laakin qof udiidan in ay soo dagaan aan jirin.Hobyo belongs to Madarkicis and Waceysle (yes).
President Alin needs to focus on unifying Madarkicis politically, economically and Militarily![]()
![]()




It depends on your definition of a town. With all the pirate money being invested there I am sure it is already bigger than Hobyo.Horta is xaradheere a "town" or close to being one?

I use to think it was baadiyo but I've been told it has cinemaIt depends on your definition of a town. With all the pirate money being invested there I am sure it is already bigger than Hobyo.Horta is xaradheere a "town" or close to being one?

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: SadSayyid and 36 guests