Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sheikh Cabaas C/llahi C/raxman praises rer gedo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30322
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Sheikh Cabaas C/llahi C/raxman praises rer gedo

Postby grandpakhalif » Wed Sep 21, 2011 5:36 pm

Image

Waaliga wilaayada islamiga Gedo sheikh Cabaas C/llahi C/raxman ayaa dadka musliminta ah ee wilaayada iyo geesiyaasha islamka ugu hambalyeyay sida u fashiliyeen dhagrihii cadowga iyo shirqooladii mudada labada sano ah uu cadowga ku maleegayey dalalka Kenya iyo Itoobiya isagoona tilmaamay in dadweynaha Reer Gedo ay ka muujiyeen dadaal dheeri ah iyo naceyb ay u qabaan cadowga hororka ah ee diinta ku soo duulay.

Waaliga oo wareysi Gaar ah siinayey Idaacada islamiga Andalus kana hadlayey dhaqdhaqaaqyadii u dambeyey ee wilaayada ayaa sheegay in halgankii cadowga lagu naafeyey ee gado ay dowr muhiim ah ku lahaayeen shacabka muslimka ah ee dalkasi oo uu sheegay in ay diintooda garab u noqdeen waxaana uu ku adkeyey in markan sii dabajaro cadowga sii liicaya ee aduunka oo idil ku jabay.

“Cadowga waxaa uu ku jiraa marxaladi dhiig baxa Mareykankii hogaanka u hayey Musiibo dhaqaale iyo dhibaato kale ayaa ku dhacday kuwii gacmaha u ahaa ee Itoobiya iyo Kenya la mid ahaana waxaad u jeedaana Halaagga halkan iyo wilaayadka kale ku heysta”ayuu yiri Waaliga.

Waxaa uu dadka ugu baaqay sidoo kale inaysan u kala harin gabagabada dagaalka lagula jiro cadowga,isagoo xusay in Reer Gedo ay aqoon dheeri ah iyo waaya arag intaba ka dhexleen duulaanadii kala duwanaa ee uu cadowga soo qaaday islamarkana diinta islamka lagula dagaalamayey,dadka muslimiinta ah ee wilaayadka dalka ayuu sidoo kale ugu baaqay waaliga in ay si wada jir ah isugu garab siiyaan burburinta xamlaadka uu cadowga soo qaaday.

Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaa duulaan laba geesood ah ku soo qaaday wilaayada islamiga Gedo horaantii sanadkan iyagoo doonayey in ay burburiyaan ku dhaqanka sharciga islamka iyo kala dambeynta ay dadku heystaan balse ayaa Allah ayaa halbacaad lagu lisay ka dhigay dhamaan hindisihi cadowga islamarkana ku hoojiyey gobolka iyaga iyo calooshod u shaqeystayaashii ay soo wakiisheen.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 25 guests