Postby DR-YALAXOOW » Mon Oct 03, 2011 11:23 am
abdisamad al shabaab boy, this is not first time al shabaab cowards capture dhuuso mareeb while forces of ahlu sunnah waljamaaca was away. as happens always you will see when ahlusnnah waljamaaca takes their armes, al shabaab will run away like they do always.
sababta ay fuleyiinta al shabaab u qabsadaan dhuuso mareeb waa, first AHLU SUNNAH ciidankoodu waa macalimiin dugsi quraan, iyo dad shaqaale caadi ah, 24/ hours qori ma wataan, marka ahlusunnah nin waliba markuu QORIGIISA soo qaato waad arki doontaa al shabaab fuleyaasha oo OROD cagaha wax ka dayaya. believe intuusan WAAGA baryin ayey al shabaab ka baxayaan magaalada sidii caadada aheeyd.