Moderator: Moderators

Godane appreciation thread is that wayMay Allah bless their soul may allah have mercy on those people who cowardly were attacked
This is just sick how can you just blow up and kill more than 50 people inaalilah wa inailaahi rajicuun and call your self A muslim





You won't condemn Al Shabab for this?AUN....no comment on this.

He is a hypocrite seccecionist, dont mind his snake attitude.
































Abdinassir hiiraale says:
October 4, 2011 at 4:28 pm
inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun ilaahow u naxariiso intii ku dhimatay intii ku dhaawacantayne caafi ilaahow dadka aan arxanka laheen umada kaqabo shabaab ilaahow naga qabo umadane kabad baadi naartana kufogeey ilaahow umada soomaliyeed bab baadi
Reply »
muwaadin says:
October 4, 2011 at 4:32 pm
ilaah ha caafiyo shabaab jab jab oo jab eeyaal ilaah ha idin ka abaal mariyo dhibka aad dadka kuheesan
Reply »
farhiy ali says:
October 4, 2011 at 4:33 pm
ilaahoow caafimaad siii degdegna ubogsoodaan gacan kaxaqdaran baadisheee yaarabi qeeer nookeen dalkeenana nooga dhig mid sidegdeg ah kudega aaamiin
Reply »
Future General Xassan says:
October 4, 2011 at 4:35 pm
Insha allaah al habaab al majnuun
waan ka qaban donaa dadka shacabkane ha is garabsadaan sidii loogu gulaysan lahaa la habaab al mujaahiluun
Reply »
cabdullahi says:
October 4, 2011 at 4:37 pm
Dadkaan sidaan loo xasuuqay mexey galabsadeen? Illaahoow Shabaabka umadda ka qabo.
Reply »
MAHAD says:
October 4, 2011 at 4:42 pm
İnaa lilaah wa inaa ilayhi rajıcuun SAMIR Alaah naga sııyo ınta geerıyootay, waxay aheyd wax laga fılankaray nımankan sheegtay xasuuqaan dayacnaan amıga ah mar walıba waan arkayaya shaqsıyadeeda markaan ka hadlo waxan dareemay 2ba arın oo aad u muhıım ah 1. shacabka ma ahan mıd u bısıl dowladnımo wuu jıraa dareen guud balse ma gaarsıısna heerka la rabo ın looga hortago shabaab.
2. dowladda dadaal way wadaa haddana waxaa ka dhıman adeegsıga dhalınyaradda aqoonta leh oo jaamacaha ka baxay gaar ahaan kuwa dıbadda oo dareemay nabad waxa ay tahay ın la helo cııdamo aan labısnayn maalın walbaba ıyo saacad walıba u dıyaar ah baarıtaanka ıyo ka foojıgnaanta wax kasta oo keenı kara fal ammnı daro.
Reply »
abdulkadir hassan garare says:
October 4, 2011 at 4:44 pm
wa naseeb daro in nin sheeganaayo muslin uu ku kacay dhibtaan midkalana uu ku faanaayo
Reply »
runta waa lama huraan says:
October 4, 2011 at 4:46 pm
waan ka xumahay dhibta maanta shabaab ay u geesteen shacabkeena soomaaliyeed ilaah hanaga qabto
Reply »
Abdihafid says:
October 4, 2011 at 4:46 pm
Waa arin laga filayay alshabaab in dhibkaan mid ka weyn eey u geysanayaan shacabka muslimiinta ah ee soomaliyeed,lkn waxaa is weydiin mudan why dowlada somaliyeed oo heesta tageerada shacabka somaliyeed dhamanted eey u tiritiri ladahay nimankaan cadawga soomaliyeed ah ,kuna faanayo xasuuuqa shacabka iyo matada .
Reply »
Maxamed axmed Cariif says:
October 4, 2011 at 4:47 pm
Ilahaw qawaarijta naga qabo dhanka kale dowladay ama xilka dhiga ama supaxdipa eynu ku yaacno oo xaduudaha ka bixino qawaarijta fadlan waxani dadnimo ma aha
Reply »
ikhyaar says:
October 4, 2011 at 4:53 pm
War aan si wadajir ah isaga qabanno shabaab-shaydaanka, sidaani waa dullinnimo…waa liidnimo…waana nasiib-darro inaan maalin walba waxa waxaas gaysanaya aan iska illawno. Waa in magaalo kasta nimanka xunxun lagula diriro. Waad aragteen reer Guraceel siday bannaanka isaga mariyeen.
Xaaladdu waa dagaal cad oo shabaab-shaydaanku mustaqbalka ummaddeenna ay kula jiraan, annaguna 4.5 iyo qabiil ayaan ka hadlaynaa, kuwani waa kuwo aan na kala soocaynin, waa kuwo giddigeen gaalo noo haysta, waxaadna ka garan kartaa dagaalka arxan darrada ah ee saqiir iyo kabiirba ku hayaan.
Hadal iyo ‘comments’ maxay tarayaan? Oohini maxay taraysaa? Taladu waa mid!!! Waana dagaal dhab ah oo lagu qaado meel kasta oo ay joogaan, lagana bilaabo aadna loo xanuujiyo kuwo Ceelasha biyaha iyo Afgooyaba jooga ee arxan laawayaasha ah….
Hadalka ha la yareeyo hadday ragannimo iyo dadnimo nagu hartay….Inshaa Allaahu waan ka guulaysanaynaa ayaga iyo ciddi soo adeegsatayba….
Reply »
husein says:
October 4, 2011 at 4:56 pm
innaa lilaaah wa inaa ileyhi raajicun afka hadal makaro maanta waa maalin umada somaliyed akteyda tacsi wayn u ah ,anigu wax an kutilmaamo maheli karo masiibadaan aan ka aheen eebe ayaa kasareeyo ragga usoo kalaxay inay umadaan masaakinta ah laayaan maalin aan maanta aheen baa eebe hortis lagu waydin doonaa aan jirin awood eebe awodiis aheen ,ilaaahow yaa raxmaan yaa raxiiim inoo naxariiso yaa rabbi wan kuso towbad keenayee ilaahow masiibadaan naga feed yaaaaaaaaaaaaa rabiiiii
Reply »
ahmed says:
October 4, 2011 at 4:56 pm
inaa ilaahi wa inaa ileehi raa jicuun walahi waa mu siibo na gu dhacday wax walbane ilahey xagiisa ayeey ka ahaatay lakiin dadkii ka danbeyay waa dad cadaw ah oo waliba la dhihi karo islam maha maxaa yelay in aad dad rayid ah oo muslimiin ah saas aad ku sameyso in teed ka kentay waxaan ilaahey uga baryaayaa dadkii ku dhintay jinadii fardoosa alaha ka waraabiyo ku wii ku dhaawacmayne alaha caafiyo manta malin aan eheen oo aan awuud leyso sheegan karin ayaa la gaarayaa manta dadka saas u galay dad muslimiin ah ilaahey wow arkayaa asiga ayan u kala xaq qadaayo waxaana dhahayaa aniga inaa ilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Reply »


They are only living up to their terrorist image, bombing schools and giving weapons to children is part of the mindfuck- society strategyMeru, their systematic and deliberate targeting of students for the most spectacular suicide bombings, their shuttering of schools in areas they control, their awarding students bombs and guns for prizes rather than books or anything useful, etc etc have not escaped anyone. And yet they still have supporters, what is the world coming to?

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 18 guests