DEG DEG: Sheekh Xassaan
Xuseen Aadan oo Xabsiga laga sii
daayay.
War
deg
deg
ah
oo
goordhow
naga
soo
gaaray
magaalada
Nairobi
ee
dalka Kenya ayaa xaqiijinaya in
Xabsiga laga sii daayay Alsheykh
Xassaan Xuseen Aadam (Abuu
Salmaan) Xafidahullaah.
Ilo Wareedyo ku dhow dhow Sheekh
Xassaan ayaa goordhow Amiir Nuur
Media u xaqiijiyay in Sheekha la sii
daayay daqiiqado ka hor. weli nalooma
xaqiijin in la sii daayay labo Sheekh
kale oo Sheekha lala qabatay.
Wixii warkaasi kusoo kordha kala
soco Amiir Nuur Media Inshaa’allah.
Wuxu doqonsanaa!!
If I found xassan xusseen, I would literally cutt off his head yet these dumb bantus who lost two soldiers today release that terrorist dog.



