Fu,ck Kenya and fuc,k Obama too
Moderator: Moderators

Niyow ma ciyaal baad wax usoo qoraysaa mise dadan aan wax garanayn.Ina aadan Uganda iyo Burundi dad soomaali ma gumeeystaan; Kenya se waa wadan si xun ula dhaqmo dadka soomaalidda ah islamarkaana gacan gumeeysi ku haaysto dhul soomaaliyeed; ii sheeg hadaad u baahantahay cadeeymo/taariikh aan kaa dherjiye.

Ciidamada muqdisho jooga iyo kuwa kismaayo usoo socda maxay ku kala duwanyihiin?.I salute Sheikh Sharif for this, well said Mr President.

In aadan, ma sidii caruurta ayaan u booqnaa? Ma caatifo qabiil baa ku haaysa saaxib? Timir laf baa ku jirtaHaday ku gumaysato maxay somalidu ugu soo qaxaan maalinkasta, may itoobiya tagaan ileen iyadaa uga dhow e.
Nimayow shabaab hadaad donaysaan in laydinka saaro shakiga iska dhaafa aad iska dhigaysaan in laydin gumaysanayo.

Kenya will go on, regardless of mister Shariifs emotional outbursts, Somaliya waa in laga siifeyo argagaxisadafuck alshabab, they know they are going down.

Shaki kuma jiro dhibaatada ugu badan Al-shabaab baa ummadda ku haayso. Laakin maxaad la arki la'adahay inaay arrintaani al-shabaab xoojineeyso?LGodle
dhibaatada ugu badan yaa ku haya somaaaliya ma waxaa ku haya Shabaab mise Keenya.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 6 guests