Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Somali embassy to open office in Eastleigh

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
UlteriorMotive
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1706
Joined: Mon Sep 26, 2011 7:12 pm
Location: This be the realest shit I ever wrote

Somali embassy to open office in Eastleigh

Postby UlteriorMotive » Mon Oct 31, 2011 5:10 pm

Isniin, October 31, 2011(HOL) Nairobi , Kenya - Safaarada Soomaalida ee magaalada Nairobi ayaa markii ugu horreysay shaacisay inay xafiis ka furanayso xaafadda Easleigh oo ay ku noolyihiin tobonaan kun oo Soomaali ah.

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo dadweynaha xaafada u ballan qaaday inay xiriir dhow la yeelan doonto safaaradu ayaa sheegay inay ka heleen dawladda Kenya ogolaansho ay xafiis ugu furtaan xaafadda Islii oo xudun u ah ganacsiga dalka Kenya iyo guud ahaanba bariga Afrika.

Cali Amerika waxaa uu ugu baaqay Soomaalida inay is dajiyaan oo aysan cabsi galinin hawlgalada ay booliska Kenya ka wadaan xaafadda.

Danjiraha ayaa dhanka kale tilmaamay in safaaradu ay isku hawli doonto wadashaqayn iyo xiriir dhow oo ay la yeeshaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Islii.

Waxaa Hotel Andulus oo uu ka dhacay kulanka dhexmaray dadweynaha Islii iyo safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, sidoo kale hadalo ka jeediyay qaar kamid ah hogaamiyayaasha ururada bulshada rayidka ah oo codsaday in safaaradu ay gacan ka gaysato sidii loo baabi’in lahaa shaqo la’aanta baahday ee Islii ku haysata dhalinyarada.

Fardowsa C/kariim Jaamac oo kamid ah gabdhaha hogaamiya ururada dhalinyarada ayaa sheegtay in shaqo la’aanta jirta ay dhalinyaro badan u horseeday mukhaadaraad oo uu ku lumay mustaqbalkoodii.

Gudiga ganacsatada xaafadda Islii oo kulankan fududeeyay ayaa waxaa u matalayay madasha xoghaya gudiga Maxamed Maxamuud Guutaale, oo ka dalbaday Soomaalida Islii inay ka shaqeeyaan midnimadooda iyo horumarkooda, iyagoo kaashanaya safaraadooda Nairobi.

Kulanka ku dhex maray Islii jaaliyada iyo safiirka Soomaaliyeed oo ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah ayaa haddii la fuliyo dhammaan waxyaabihii laga dhawaajiyay ay keenaysaa in Soomaalida Kenya ay noqdaan bulsho isku xiran oo hadafkoodu midaysanyahay.

http://www.hiiraan.com/images/2011/oct/SAFAR2.jpg

User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Somali embassy to open office in Eastleigh

Postby TheblueNwhite » Mon Oct 31, 2011 5:58 pm

Kulanka ku dhex maray Islii jaaliyada iyo safiirka Soomaaliyeed oo ahaa kii ugu horreeyay ee noociisa ah ayaa haddii la fuliyo dhammaan waxyaabihii laga dhawaajiyay ay keenaysaa in Soomaalida Kenya ay noqdaan bulsho isku xiran oo hadafkoodu midaysanyahay.
:up:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 27 guests