They are gonna go to Garbaharey tommorrow to meet up with the TFG officials of Gedo.
Jubbaland must shine
Wararka naga soo garaya magalada dhobleey ee gobolka jubbada hoose aya tibaxaya in magaladaasi gor dhaweyd soo garay wafdi balaraan oo u hogaminayo Wasiirka Gashaandhiga Dowlada kmg ah waxaa sido kale wafdigaasi ka mid aha taliyaha ciidmada Xoga SOmalia.
Wafdigaas oo gor dhow soo garay magalada aya waxaay Kulamo la leyihiin Sarakiisha Ciidamada Xoga ee ku sugaan Aga dhobleey waxaayna kala hadlayan sidi lo dar dar galin laha Howlgalada Ciidamada Dowlada ay ka wadan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.
Wafdigaan aya waxaa lagu wada in ay isla manta usii gudbaan Deeganada Taabta iyo Qooqani oo kala hoos taga Dagmoyinka Dhobleey iyo Afmadow waxaayna halkaasi kula kulmi donan Taliyaha Ciidamada Dowlada ee Aga Konfur Galbeed Somalia Gen.Yusuf Dhumaal.
Wafdigaan aya waxaa la filaya in ay malmo ku sugnadaan Gobolada Jobboyinka Iyo Gedo waxaay na tahay Ujeedada Socdaalkoda in ay dhiri galiyaan Ciidamada Dowlada kmg ah ee Aga Jubboyinka.
Wixi warar ah ee ku soo siyaada Socdaalka Wafdigaan Waxaan idinku soo gudbin doona Wararkena Danbe Insha alaah.
———————————————————–
Kismaayo News Agency