Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

security meeting between Somaliland and TFG inside Ceerigaab

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

security meeting between Somaliland and TFG inside Ceerigaab

Postby FBISOMALIA » Fri Nov 11, 2011 6:17 pm

Kulan ay ka wada qayb galeen wasiiro Somaliland ah iyo masuuliyiin ka tirsan xukumada Shiikh Shariif

Written by Qaran news

Weftiga ka socda xukuumada Somaliland ee ku sugan magaalada Ceerigaabo oo xubno ka yihiin wasiirka arimaha gudaha Maxamed Caraale Duur, wasiirka warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade, taliyaha ciidanka asluubta Somaliland Mr Xiirane, Maxamed Kaahin Axmed (wasiirka qarsoon ee amniga qaranka) iyo xubno kale ayaa shalay la kulmay oday dhaqameedyada beesha Naalaye Axmed (Dhulbahante) oo ka mid ah beelaha reer Sanaag ee aanadu dhextaalo oo ay wehelinayeen siyaasiin ka tirsan xukumada Shiikh Shariif.

Kulankan shalay oo si wanaagsan u qabsoomay ayey dhinaca oday dhaqameedyada Naalaye Axmed kulankoodaa ku weheliyeen laba xubnood oo ka tirsan dawlada Federalka ee Somaliya (TFG) ee Shiikh Shariif madaxweynaha u yahay, labadaas xubnood oo kala ahaa Cali Maxamuud Shire Cali Baashe oo ka tirsan Barlamaanka TFG-ga iyo Maxamed Xasan oo ah la taliyaha wasiirka difaaca ee dawlada Shiikh Shariif.

Cali Baashe oo ka hadlay kulanka ayaan qarsan ujeedada socodkooda wuxuuna sheegay inuu ka soo kicitamay magaalada Nairobi una yimi sidii uu gacan uga gaysan lahaa shaqaaqada ka dhacday Ceerigaabo sidan ilo xogogaala ka helayna isaga iyo sarkaal kaleba waxay u metelayaan wadahadalada dawlada Shiikh Shariif. Cali Baashe wuxuu ka mid yahay Xildhibaanada dawlada TFG-ga u metela ama ugu jira gobolka Sanaag.

Weli ma cada in Xildhibaan Cali Baashe iyo xukuumada Somaliland xidhiidh hoose ka dhexeeyo maadaba uu wadahadalo badan kala qeyb galay wasiirada isagoo metelaaya xukumada Shiikh Shariif. dhinaca kale wasiirada xukumada Somaliland ee kulanka ka hadlay iyo Cali Baashe ayaa dhinacba dhinaca kale amaan aan loo meel dayin huwiyey dhinaca kale kuna amaanay kaalintu ka qaatey iskukeenidooda iyo suurtogelinta wadahadaladaba. Wasiir Duur ayaa ku celceliyey inuu ku faraxsan yahay goobjoognimada Cali Baashe Ceerigaabo joogo iyo kulankan u kala weyb qaatey soona dhaweynaayo taasina waxay markhaati cad u noqonaysaa in xukumada Shiikh Shariif iyo xukumada Siilaanyo isku milmeen oo tuhunka dad badani qabaan tanina daliil cad u tahay.

Waxa kale oo iyana arrintani muujinaysaa in imminka Somaliland tahay maamul goboleed la mid ah Puntland iyo Xamar mar haddii masuuliyiinta Somaliland iyo Somaliya ay imminka si wada jir ah uga qayb qaadanayaan arrimaha ka dhaca Somaliland gudaheeda sida arrinta ka dhacday Ceerigaabo. Kulamadan noocan ah ayaa bilaabmay ilaa maalintii xukuumada Siilaanyo talada la wareegtay oo ay si toos ah uga qayb gashay shirarka Somaliya sida kii London iyo Keeniya. Shacabka Somaliland bay arrintani u taalaa inay kala xisaabtamaan xukuumada Siilaanyo ee dadka riyada ku maaweelinaysa, Somaliland mise maamul goboleed ka mid ah Somaliya?

Ali Adan Cilmi

Qaran news

Burao

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby Cumar-Labasuul » Fri Nov 11, 2011 6:20 pm

:lol: @ TFG - did Amisom accompany them?

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby CaynabaX » Fri Nov 11, 2011 6:24 pm

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby FBISOMALIA » Fri Nov 11, 2011 6:24 pm

:lol: @ TFG - did Amisom accompany them?
PL accompany them for their safe so after the meeting would SL stop the silly game or we have to level it up , PL is ready to karbash alshabab inside carigabo 8-) :up:

User avatar
HaragWafi85
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1838
Joined: Sun Sep 19, 2010 9:48 am
Location: Somaliland.

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby HaragWafi85 » Fri Nov 11, 2011 6:25 pm

Not sure what Qarannews is on about. But so called "Cali Baashe" supports Somaliland.

This was his advice to his clan today.
"Dhulbahantow Annagaa meel kasta soo marnayoo Tan Meel Idiin dhaantaa Majirtee Wax Laqaybsada"
Image

http://oodweynenews.com/news/120102-dhu ... aashe.html

Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby Cumar-Labasuul » Fri Nov 11, 2011 6:27 pm

I didn't even read it, ma qudhun news baa? waar nacala aabahoodku been lama sheegine marka loo bixiyey 'qudhun' news :down:

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby CaynabaX » Fri Nov 11, 2011 6:46 pm

I didn't even read it, ma qudhun news baa? waar nacala aabahoodku been lama sheegine marka loo bixiyey 'qudhun' news :down:
They published all kind of bullshit regarding Somaliland and it's citizens, when Shabaab bombed Xamar in september waxay ba soo qoreen in ay caruur oo xukumada Somaliland, Xamar u dirtay for education ( :roll: :roll: :roll: ) died that day... They made that up, how f-king sick is that. :down:

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby SahanGalbeed » Sat Nov 12, 2011 11:57 am

War ma ninkan wasaarada gashaandhiga Somaliya bay isku dhow yihin qudhun news?
Nacdal ku dhacdeydu , wax walba way iska soo alifaan, waa runta caynabaX

User avatar
CaynabaX
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1729
Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby CaynabaX » Sat Nov 12, 2011 12:03 pm

War ma ninkan wasaarada gashaandhiga Somaliya bay isku dhow yihin qudhun news?
Nacdal ku dhacdeydu , wax walba way iska soo alifaan, waa runta caynabaX
Sahanow waxaan ku idhi kuwaani qudhun news la yidhaado way is ka wareersan yihiin ee kuwani timekaagi ha isku khasaarinin.

User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby SahanGalbeed » Sat Nov 12, 2011 12:08 pm

Roger !

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby udun » Mon Nov 14, 2011 10:39 pm

Qaran News shaqo fiican bay haysaa :lol: :lol: Dhinacay doonaan bay u ridaan :lol: :lol:

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby FBISOMALIA » Mon Nov 14, 2011 10:54 pm

Qaran News shaqo fiican bay haysaa :lol: :lol: Dhinacay doonaan bay u ridaan :lol: :lol:
when qarannews says great thing about them they will announce it as the best website any negative news they will put it as the worse website ever, just check in sado cali they were clapping for her only one bad word they agains her :lol: :lol:

viva reer sheegto :lol: :lol: :lol:

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: security meeting between Somaliland and TFG inside Ceeri

Postby ToughGong » Tue Nov 15, 2011 3:49 am

War ma ninkan wasaarada gashaandhiga Somaliya bay isku dhow yihin qudhun news?
Nacdal ku dhacdeydu , wax walba way iska soo alifaan, waa runta caynabaX
Sahanow waxaan ku idhi kuwaani qudhun news la yidhaado way is ka wareersan yihiin ee kuwani timekaagi ha isku khasaarinin.
:lol: :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 33 guests