Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Sharif Welcomes Ethiopia With Open Arms

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
dagameison
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 334
Joined: Sat Jun 13, 2009 5:11 pm

Sharif Welcomes Ethiopia With Open Arms

Postby dagameison » Mon Nov 21, 2011 2:25 am

Image

Dowladda FKMG ah ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay soo gelitaanka Ciidamada Itoobiya qeybo ka mid ah soomaaliya waxayna sheegtay Dowladda in ay soo dhaweynayso cid kasta oo gacan ku siinaysa la dagaalanka Argigixisada ama al shabaab.

Wasiirka Gaashaandhigga ahna R/Wasaare ku xigeenka ayaa soo dhaweeyay cid walba oo gacan ku siineysa la dagaallanka kooxda Al-Shabaab haddii aysan ku xadgudbeynin qarannimada Soomaaliya.

Xuseen Carab Ciise Wasiirka Gaashandhigga Somaliya dhawaan Magaalada Adis ababa kaga qeybgalay shirkii lagu go'aamiyay in Itoobiya ka mid noqoto dalalka ciidamada u dira soomaaliya ayaa soo dhaweeyay soo gelitaanka Ciidamada Itoobiya Gobolada dalka isagoo sheegay in ay iska kaashan doonaan dagaalka ay kula jiraan al shabaab.

Dowladaha deriska waxay leeyihiin hal cadaw oo ah al shabaab, Ethiopia waxaa waajib ka saaran yahay in ay Dowladda soomaaliya ka caawiso la dagaalanka al shabaab, waana soo dhaweynaynaa soo gelitaankeeda soomaaliya ayuu yiri Wasiirka Gaashandhigga Xuseen Carab oo saaka Wariyaasha kula hadlayay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho kadib markii uu ka soo laabtay safaro uu ku tagay Nairobi iyo Adis ababa.

Ciidamada Ethiopia ayaa shalay waxay soo galeen Gobolada Galgaduud iyo Hiiraan iyagoo saakana la sheegay in ay kuu socdaan Magaalada Guriceel.

Waxaa xusid mudan la cadeeyo waxaa Ethiopia Madaxweyne Shariif iyo ragga la shaqeeya ay u ogaaladan maanta iyagoo shalay ama 2006 markii Dowladdii jirtay ee C/llaahi Yuusuf madaxda u ahaa ay la timaaday Ciidamada Itoobiya si ay u xasiliyaan dalka Soomaaliya uu inta badan shacabka Soomalaiyeed iyo Madaxweynaha xilligan ee Sh.Shariif ugu eedeyn jireen in dalka ay soo geliyeen cadaw raggii arrintaas ku eedeyn jiray ay manata usacaba tumayaan soo galida ciidamada Ethiopia.

Hadaba ma shalay bey saxsanaayeen Shariif iyo Taageerayaashiisa mise maanta waa arrin la yaab leh oo kuu ifineysa halka xaalku ka khaldanyahay.

anonymousfaarax
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1987
Joined: Thu Aug 11, 2011 4:35 pm

Re: Sharif Welcomes Ethiopia With Open Arms

Postby anonymousfaarax » Mon Nov 21, 2011 12:42 pm

Traitor waliba has the nerve to wear the flag on his chest. He never was what he pretended to be (ICU days) :twisted:


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa and 27 guests