Postby gobdoon » Tue Nov 22, 2011 6:04 am
Ururkasu waxay muujiyeen inaysan Somali wax fikrad,horumar ama wanaag ah ayan u hayn oo ay dadka iyo dhulka somaliya ku iibsadan fikradahooda guraxan oo ay ugu yeeran GLOBAL JIHAD Somaliyana fikradahan uma baahna 22 sano ila hada baynu kujirnay ama ku jirna dagaal sokeeye marka somali bariyoritigeeda kowwad wa sidii loo soo celin laha wadankii dumay oo nabad,sharci iyo dowlad wadanka ka arimisa oo shicibka matalaysa codkoodana ku shaqaynaysa MARKA WA INAN DACIIFNIMADA ISKA DHAAFNO MAXA YEELAY WADAMADA DERISKA INALA AH DIINTEENA IYO INAGABA DUULAN INAKUMA AHA EE WA INAAN KAFAIDAYSANO CAAWIMADA AY INA SIINAYAN OO AAN SHARAFTII SOMALIYA SOO CELINO WADAMADA DERISKA AHNA NABAD KULA NOLAANO.