Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

BREAKING NEWS! Xeefow iyo Ciidan xoogan oo gaaray Caabudwaaq

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

BREAKING NEWS! Xeefow iyo Ciidan xoogan oo gaaray Caabudwaaq

Postby 1moonlight » Sun Dec 18, 2011 1:50 pm

Image

Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow oo horkacaaya ciidamo xoogan ayaa wuxuu gaaray Magaaladda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, iyadoo dhinaca kalana laga cabsi in dagaalo hor leh ay ka dhacaan.

Gudoomiyaha Guddiga Golaha Fulinta ee Culima’udiinka Ahlu Sunna Wal Jameeca Sheekh Maxamed Yuusuf Xeefow iyo ciidamo uu hogaaminaayo, ayaa waxay maanta gaareyn Magaaladda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, iyadoo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Gudoomiyaha oo Caabudwaaq u yimid sidii meesha looga saari lahaa mid ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya, oo ku fara-adeegaaya joogista Magaaladda Caabudwaaq, ayaa wuxuu Xeefow uu soo jeediyay in xoog magaaladda looga saaro.

Sheekh Yuusuf Maxamed Xeefow ayaa wuxuu soo jeediyay inaanan wax dulqaad ah loo-muujin Xildhibaan Cabdi Xafiid Sacdi Jaamac, waa haddii uu diido’e inuu isaga baxo Magaaladda Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Ciidamadda uu hogaaminaayo Xeefow ee soo gaaray magaaladda Caabudwaaq, ayaa waxay ku hubeysan yihiin noocyada kala duwan ee hubka iyo gawaarida dagaalada oo dhawr qeybood isugu jira.

Sidoo kale waxaa laga cabsi qabaa in dagaalo ay markale  isaga hor-yimaadaan Ciidamadda Ahlu Sunna Wal Jameeca iyo dagaal-yahano u daacad ah Xildhibaan Cabdi Xafiid Sacdi Jaamac, kuwaa oo iyagu si weyn uga hor-yimid Ciidamadda Ahlu Sunna.

Xildhibaan Cabdi Xafiid Sacdi Jaamac ayaa wuxuu Magaaladda Caabudwaaq uu ka bilaabay kahor inta aysan dagaaladii shalay bilaaban, inuu kullamo joogta ah uu la-qaato dadka deegaanka, isagoo uga kasbanaaya inay taageeraan, taasoo ay ka gil gillatay Al Sunna.

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: BREAKING NEWS! Xeefow iyo Ciidan xoogan oo gaaray Caabud

Postby The_Emperior5 » Sun Dec 18, 2011 1:56 pm

who is fighting who dis time

User avatar
1moonlight
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 969
Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.

Re: BREAKING NEWS! Xeefow iyo Ciidan xoogan oo gaaray Caabud

Postby 1moonlight » Sun Dec 18, 2011 2:06 pm

who is fighting who dis time
Nin layiraahdo Cabdi Xafiid Sacdi Jaamac oo ah Xildhibaan katirsan TFG ayaa Caabudwaaq u yimid inuu dhalinyarada ka aruursado oo ciidan kadhigo siduu ugu dagaal kalo uguna soo caanbaxo.

Marka habeenadaan oo dhan buu mooryaan Cabdi Xafiid Sacdi Jaamac dagaal, dhib iyo foowdo Caabudwaaq kawaday laakiin hata ayaa Ciidan xoogan kayimaadeen Guriceel iyo Dhuusamareeb sida ninkaan looga saaro Caabudwaaq.

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: BREAKING NEWS! Xeefow iyo Ciidan xoogan oo gaaray Caabud

Postby abdalla11 » Sun Dec 18, 2011 2:11 pm

^Cabdi Xafiid Sacdi Jaamac ma mareexaan baa, xeefow yuu yahay?

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: BREAKING NEWS! Xeefow iyo Ciidan xoogan oo gaaray Caabud

Postby damu » Sun Dec 18, 2011 2:42 pm

xeefow sounds hutu!

User avatar
abdalla11
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8228
Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one

Re: BREAKING NEWS! Xeefow iyo Ciidan xoogan oo gaaray Caabud

Postby abdalla11 » Sun Dec 18, 2011 3:22 pm

If he´s Hutu, he´s out of line and moving into Cabuudwaaq to arrest an MP is very provocative


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 13 guests