ما شاء الله
بسم الله الرحمن الرحيم
A Historic peace agreement between Sacad and Leelkase reached in Saxaqurun Mudug.

Kulan nabadeed oo ay magaalada saxqur ku yeesheen ayaa Waxgaradka labadaan beelood ay ku kala saxiixdeen nabad iyo wax wadacun dhexmara dadkooda kunool dal iyo dibad ku lankaan ayaa daba socdey kulamo kale oo lagu xaliyey 2nin oo beelahaan ka soo kala jeeda oo isku dishay meel udhow deegaanka saxqurun
Waxaana kulankaan la isugu keenay ehelada 2nin ay ka geeriyootay ku waasoo isku meel shah kuwada cabay islamarkaana isaga tacsiyeeyey labadoodi wiil ee isdishay
Kusimaha Suldaanka Beesha Leelkase oo ah suldaanka Aabihiis ayaa kawaramaya sida ay wax u dhaceen DHAGAYSO CODADKA SULDAANKA IYO SIYAASI DAAHIR
http://www.codkamudug.com/?p=10348







