Page 1 of 1

Shariif is Tribalist/Qabilist

Posted: Sat Dec 24, 2011 9:54 am
by zingii
Shirka Garoowe oo lagu waday in shalay oo Jimco ah la soo afjaro madaxduna u kala duusho meelihii ay ka kala imaadeen ayaa mid ka mid ah qodobada shirka la isku qabtay.

Inta badan natiijada ama warmurtiyeedkii shalay la filayay in lagu dhawaaqo ayaa dib u dhacay markii si weyn la iskaga hor yimid qododbka ah in 4.5 xildhibaanada lagu qeybsado iyo goboleysi lagu qeybsado.

Dowlad Goboleedka Puntland madaxdii uga qeybgashay shirka ayaa ku adkeystay inaan loo baahneyn 4.5 iyagoo ku tilmaamay inuu yahay kan Soomaaliya mushkilada ku haya.

Madaxweynaha Dowlada KMG ah Soomaaliya Sh.Shariif iyo Madaxweynaha Galmudug Maxamed Calin iyo Hogamiyaha Ahlusunna Sh. Maxamed Aw-libaax ayaa isku fikrad noqday iyadoo ku adkeystay in sidii hore 4.5 wax lagu qaybsado taasoo keentay in shalay dib loo dhigo soo afjarida shirka welina wuu taagan yahay murankaasi saaka.

Waxyaabaha la isku raacay waxaa ka mid ahaa in xildhibaanada dib u habeyn lagu sameeyo tirada guudna laga dhigo 225 mudane sidoo waxaa la isku raacay sameynta dastuur dalku yeesho.

Si kasta waxaa shalay baaqday warmurtiyeed shirka laga soo saari lahaa xili madaxda sar sare ee shirka fadhida iyagana ay baajiyeen safaro ay dib uga dhoofi lahaayeen Magaalada Garoowe,wararka ugu danbeeya ee aan saaka heleyno ayaa sheegaya inay suurtagal tahay in Puntland iyo inta kale ay soo dhexgalaan ergooyinka Qaramada Midoobe ee shirka ka qeybgalaya si maanta shirka loo soo afjaro kadibna gudiyo dhameystir sii wadi doonaan taaba gelinta shirka.

Maxamed Cabdilahi Muuse
Freelance Journaist.

Re: Shariif is Tribalist/Qabilist

Posted: Sat Dec 24, 2011 10:14 am
by Khalid Ali
so what makes sharif Ahmed a tribalist because he believes Somalia is not ready for the Parliament to be elected from the federal states well he is right there is only puntland and Galmudug the rest of the country is under Alshbaaab or smaller little fiefdoms the Ahlusna So Somalia is not ready yet first Somalia needs to get rid of Alshabaab irhaabis than when these terrorists are evicted people can elect their mps in every region equally

Re: Shariif is Tribalist/Qabilist

Posted: Sat Dec 24, 2011 10:24 am
by waryaa
it is not about tribalism. These guys u highlighted in red have everything to lose if faroole's opinion is legalized. The two sharifs have no meaningful constituents in that regard since Baydhabo and Jowhar are controlled by Shababs. In reality, Somalia is controlled by Sland, pland and Shababs, followed by Galmudug and Ahlusuna. Sland and shabab's are not interested in this which would make pland the largest stake holder if the clan system is abolished. The feds have to stick with clan business in order to remain in the game.

Re: Shariif is Tribalist/Qabilist

Posted: Sat Dec 24, 2011 10:26 am
by Khalid Ali
it is not about tribalism. These guys u highlighted in red have everything to lose if faroole's opinion is legalized. The two sharifs have no meaningful constituents in that regard since Baydhabo and Jowhar are controlled by Shababs. In reality, Somalia is controlled by Sland, pland and Shababs, followed by Galmudug and Ahlusuna. Sland and shabab's are not interested in this which would make pland the largest stake holder if the clan system is abolished. The feds have to stick with clan business in order to remain in the game.

Spot on Waryaaa :up: