Page 1 of 1

major unrest in lascanood people support khatuumo

Posted: Wed Jan 18, 2012 2:00 pm
by grandpakhalif
Shacab Weynaha Laascaanood Oo Ooda Goostay Si Weyna Maamulka Khaatumo U Taageeray


[youtube]eK4KZ0BMmm0&feature=player_embedded[/youtube]

Kumanaan shacab ah oo ku faraxsan Maamulka cusub ee ka curtay shirweynihii Khaatumo2 ayaa isku soo baxay wadooyinka kala duwan ee Laascaanood kuwaas si weyn shucuurtoo u soo bandhigayey waxana dadka ay ku dhawaaqayaan Eryo ay ku soo dhaweynayaan Dawlad Gobaleedka Khaatumo

Dadweynahan ayaa wadooyinka qaar ku gubay taayiro iyo Calanka SNM-ta sida wadada Masjid Jaamaca Laascaanood ee ku dhaw xafiisyadda Maamulka waxana la sheegay in dadweynu uu Ooda soo goostay oo saacad kastaba uu Mudaharaadku sii xoogaysanayo

Malayshiyaadka SNM-ta ayaa haba yaraatee damin karin shacuurta dadweynaha Laascaanood waxana la sheegay in Saldhigyadda Police-ka ay difaacyo ka xidheen iyada oo ay jirto in Malayshiyaadka ku jiray SNM-ta ee ka soo jeeday SSC ay ka soo baxeen, waxana Baabuur Xaajiyad ah oo nooca UNDP bixiso ah kala baxsaday jabhada SNM Maxamed Waji kaas oo la galay Buuhoodle.

Laascaanood , Khaatumo State State Of Somalia

Re: major unrest in lascanood people support khatuumo

Posted: Wed Jan 18, 2012 2:18 pm
by quark
reer lascanood :up: :up:

Re: major unrest in lascanood people support khatuumo

Posted: Wed Jan 18, 2012 2:20 pm
by Coeus
So wait a sec. These people men & women & children run out to the streets, destroy a bit infrastructure & start burning material. They say "Siilanyo is dead" & scream SSC?

Im not against Dhulbahante mamul. But these losers are acting as if Isaaq arial bombed them. Why cant they support productive things and come out and demonstrate for more important issues more often?

Only in Somalia will you see fully hijabed women with Niqab running in the streets rallying for tribalism. :down:

Re: major unrest in lascanood people support khatuumo

Posted: Wed Jan 18, 2012 3:17 pm
by Babygirl-
@ Siilyaanyo Bakhti :lol: :lol: :lol: :lol:

Lasanod Khaatumo State. :clap: :clap: :clap: