Page 1 of 1

Somali Ambassador & Assistant Ambassador Both In Hospitals

Posted: Mon Feb 13, 2012 1:16 pm
by Somalian_Boqor
Somali Embassy in Nairobi Kenya is without an Ambassador or Assistant Ambassador today, as they are both sick and in Hospitals. :|

Biggest and Busiest Somali Embassy at Halt!

Somali Ambassador Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)Iyo Assistant Ambassador Maxamed Cismaan Aadan (Etson)
Image

Image

Nairobi:(Allpuntland)-Iyadoo dhawaan uu shil gaari ku dhaawacmay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Amp.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa waxaa magaalada Nairobi lagu dabiibayaa Safiirka iyadoona markale uu galay qaliinkii labaad, Safiirka Soomaalida ayaa dhowr dhaawac uu soo gaaray kadib markii si degdeg ah uu wadada ugala baxay gaari nooca raaxada ah oo uu watay oo dhexmaray bartamaha caasimada dalka Kenya ee Nairobi.

Safiirka ayaa dhaawacyo kaladuwani ay kasoo gaareen qaybaha kaladuwan ee jirka iyadoona mid kamid ah Lugihiisa uu dhaawac xooglihi gaaray wallow xaaladiisa la sheegey inay imika aad u wanaagsantahay, Madax badan oo Soomaaliyeed oo ay kamidyihiin Ra’iisul Wasaarihii asaga magacaabay Prof.Cali Maxamed Geeddi iyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Siyaasiyiin, Saxafiyiin iyo Diblamaasiyiin heersare ah ayaa safiirka ku booqatay isbitaalka lagu dabiibayo iyagoona ilaahay uga rajeeyey Caafimaad degdeg ah.

Sidoo kalena Waxaa soo wanaagsanaatay Xaalada qunsulka Soomaaliyeed ee Safaarada dalka Kenya Maxamed Cismaan Aadan (Etson) oo dhawaan xanuun degdeg ahi uu kusoo booday isagoo joogay Kenya iyadoona dhawaan lagu qalay isbitaal kuyaala dalka Talyaaniga, Qunsulka ayaa lagu guulaystay qaliin lagu sameeyey iyadoona xaaladiisu ay aad u wanaagsantahay Waxaana la rajeynayaa inuu dhawaan soo dhamaystay Dawooyin iyo Dabiibis u socotay iyadoona la rajeynayo inuu dib ugu soo laabto dalka Kenya, Qunsulka ayaa la qalay Mudo hada Labo todobaad laga joogo.

Safaarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya waxay kamidtahay Safaaradaha ugu shaqada iyo mashquulka badan Safaaradaha Soomaaliya ay caalamka ku leedahay iyadoona safaaradaasi ay dardar xoogleh gashay dhowrkii sano ee u danbeeyey iyadoona safaarada shaqadeeda iyo hormarka xooga leh ee ay gaartay ay iska kaashanayeen Labada sarkaal ee imika Isbitaalada kujira.

Xafiiska Wararka Allpuntland, Nairobi.

Re: Somali Ambassador & Assistant Ambassador Both In Hospita

Posted: Mon Feb 13, 2012 1:29 pm
by AbdiWahab252
Etson is he MJ ?

Re: Somali Ambassador & Assistant Ambassador Both In Hospita

Posted: Mon Feb 13, 2012 1:40 pm
by Somalian_Boqor
Etson is he MJ ?
Yeah, wa reer Mudug also 8-)

Re: Somali Ambassador & Assistant Ambassador Both In Hospita

Posted: Mon Feb 13, 2012 2:17 pm
by guhad122
Waryaa AW,
How you been brother? I presented your application to the family and I am waiting to hear from them!! You got all the Makaahiils including reer Sacad votes :lol: :lol: :lol:

Horta,
What is the background of this Somali ambassador to Kenya? In my view, it is the busiest and the best position to be. Even better than ministerial position because you gotta stay a safer and better Nairobi. This guy must have strong connection amongst various Somali groups because he was there before Shariif Afguduud. I know for sure I wouldn't want to have Xaayoow to represent Somalia in Kenya when there are close to 10 Ogaden MPs in Kenya and so may other powerful ministers and vice ministers. The reason I am saying this is that Xaayoow has no use for Ogaden and vice verse. Basically they are the only clan in Somalia where Ogaden has no boundary with. Did you know that? Tell me any other clan where OGs don't have boundary with?

Re: Somali Ambassador & Assistant Ambassador Both In Hospita

Posted: Mon Feb 13, 2012 2:26 pm
by Cinque Mtume
Guhad, I had first experience with the OG power and influence in Kenya, you niggas got those Bantu bowing their heads down to you literally. :up:

Re: Somali Ambassador & Assistant Ambassador Both In Hospita

Posted: Mon Feb 13, 2012 2:41 pm
by AbdiWahab252
Guhaad,

Good to hear from you. I have been well and busy organizing the Sacad for the great migration. The caravans are loaded and we are waiting for the signal.

I hear things in Azania are progressing albeit slowly.

This Ali Ameriko guy was a side kick of Ali Geedi. The original candidate for this job was an Issaq, a habaryonis fellow but he got very ill and pushed out by Ali Geedi. This perhaps is the most high profile Ambassadorship position. Unfortunately, like the two top highest positions in the government, it went into a rotation between the M&M.

This all changes in August. I will personally throw my hat in the ring. I shall make visits to Yusuf Haji, Farax Mo'alim, Mohamed Du'ale, General Mohamud, and all of OG Mps and make my case. I will defend the interests of Beelweynta.

Re: Somali Ambassador & Assistant Ambassador Both In Hospita

Posted: Mon Feb 13, 2012 2:51 pm
by Somalian_Boqor
Guhaad,

Good to hear from you. I have been well and busy organizing the Sacad for the great migration. The caravans are loaded and we are waiting for the signal.

I hear things in Azania are progressing albeit slowly.

This Ali Ameriko guy was a side kick of Ali Geedi. The original candidate for this job was an Issaq, a habaryonis fellow but he got very ill and pushed out by Ali Geedi. This perhaps is the most high profile Ambassadorship position. Unfortunately, like the two top highest positions in the government, it went into a rotation between the M&M.

This all changes in August. I will personally throw my hat in the ring. I shall make visits to Yusuf Haji, Farax Mo'alim, Mohamed Du'ale, General Mohamud, and all of OG Mps and make my case. I will defend the interests of Beelweynta.
You mean rotation between A&M :mrgreen:

The Abgaal and Majeerteen alliance is going pretty smooth. We have learned to share and cooperate and rule the masses together.
:som: :up: