Mujaahidiinta Wasakhgalis kill 21 punanis & capture base
Posted: Tue Feb 14, 2012 2:53 am
Faah faahino kasoo baxeysa
dagaal Xalay ka dhacay
Duleedka Boosaaso.
Faah
faahino
dheeraad
ah
ayaa
kasoo
baxeysa
dagaal
qorsheysan oo habeenkii Xalay
Ciidamada Mujaahidiinta Galgala ay ku
qaadeen fariisimo Maleeshiyaadka
Ashahaada la dirirka Puntland ay ku
lahaayeen deegaanka Sugurre ee
duleedka Boosaaso.
Wararka Saakay ka imaanaya
magaalada Boosaaso aya waxay
sheegayaan in dagaalkii Cuslaa ee
habeenkii Xalay dhacay ay ku
geeriyoodeen kudhawaad 20 Askari oo
ka tirsanaa Maleeshiyaadka Ashaada la
dirirka.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada
Mujaahidiinta oo la hadlay
Warbaahinta Islaamiga ayaa xaqiijiyay
in Khasaare baaxad leh ay gaarsiiyeen
Maleeshiyaadka Cadowga, halka sidoo
kalena ay hub iyo saanad kale oo
Ciidan ay ka heleen Saldhig ay la
wareegeen oo Maleeshiyaadku ay iska
lahaayeen.
Dhinaca kale waxaa Saakay Xaalad
degenaasho ah laga dareemayaa
goobihii xalay ay dagaalladu ka
dhaceen, waxaana weli la dareemayaa
raadadkii uu reebay dagaalkii xooganaa
ee Xalay ka dhacay deegaanka Sugurre
ee duleedka magaalada Boosaaso.
dagaal Xalay ka dhacay
Duleedka Boosaaso.
Faah
faahino
dheeraad
ah
ayaa
kasoo
baxeysa
dagaal
qorsheysan oo habeenkii Xalay
Ciidamada Mujaahidiinta Galgala ay ku
qaadeen fariisimo Maleeshiyaadka
Ashahaada la dirirka Puntland ay ku
lahaayeen deegaanka Sugurre ee
duleedka Boosaaso.
Wararka Saakay ka imaanaya
magaalada Boosaaso aya waxay
sheegayaan in dagaalkii Cuslaa ee
habeenkii Xalay dhacay ay ku
geeriyoodeen kudhawaad 20 Askari oo
ka tirsanaa Maleeshiyaadka Ashaada la
dirirka.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada
Mujaahidiinta oo la hadlay
Warbaahinta Islaamiga ayaa xaqiijiyay
in Khasaare baaxad leh ay gaarsiiyeen
Maleeshiyaadka Cadowga, halka sidoo
kalena ay hub iyo saanad kale oo
Ciidan ay ka heleen Saldhig ay la
wareegeen oo Maleeshiyaadku ay iska
lahaayeen.
Dhinaca kale waxaa Saakay Xaalad
degenaasho ah laga dareemayaa
goobihii xalay ay dagaalladu ka
dhaceen, waxaana weli la dareemayaa
raadadkii uu reebay dagaalkii xooganaa
ee Xalay ka dhacay deegaanka Sugurre
ee duleedka magaalada Boosaaso.