Warbaahinta Raadreeb oo aad uga barateen warar dhameystiran iyo xog Rasmi ah ayaa waxa ey idiin soo gudbineysaa, Ergada rasmiga ah ee ka qeyb galeysa Shirka London iyo dalalka ey ka soo kala jeedaa, Liiska ka qeyb-galayaasha Shirka London ayaa noqonaya kii u horeeyay ee lagu soo bandhigo Warbaahin Soomaaliyeed ee Raadreeb.com.
Liiska Magacyada ka qeyb galayaasha Shirka iyo Dowladaha ey ka socdaan:
1- Ra”iisulwasaaraha Australia: Kevin Rudd ( Australian Foreign Minister)
2- Madaxweynaha Burundi: Pierre Nkurunziza ( President of Burundi)
3-Wasiirka Arimaha Canada Dibada John Bird( Foreign Minister of Canada).
4-Ergayga Chine u qaabilsan Afrika Zhong Jianhua (China special representative for African Affairs).
5-Wasiirka Arimaha Dibada Denmark Villy Sovndal. Danish:(Denmark Foreign Minister)
6-Madaxweynaha Djibouti :Ismail Omar Gelle- (Djibouti President).
7-Wasiirka Arimaha Dibada Masar Mohammed Amir-(Egypt foreign Minister).
8-Ra’iisulwasaaraha Ithopia Melez Zenawi -( Ethiopian Prime Minister).
9- Midowga Yurub Catherine Ashton ( EU)
10-Madaxweynaha Tarja Holen-( Finland President).
11-Ra’iisulwasaarada Germany Michael Link-(Minister of state of Germany).
12-Xoghaya Urur Goboleedka IGAD Mahboub Maalim-(Executive secretary of IGAD).
13-Wasiirka Arimaha Dibada E. J. (Hindia Foreingn Minister).
14-Wasiirka Arimaha Dibada Talyaaniga Giulio Terzi-(Italian foreign minister).
15-Madaxweynaha Kenya Kibaki-(President of Kenya).
16-Wasiirka Arimaha Dibada :Uriel Rosenthal(Netherlands foreign minister)
17-Madaxweynaha Naigeria :Jonathan Good luck( Nigerian President).
18-ururka Jaamacada Carabta Nabil Al-Aarabi(Arab League States).
19-Wasiirka Degaanka Norway Mr Erick Solheim-(Minister of Environment and International Development of Norway).
20-Wasiirka Arimaha Dibada Luxemburg :Mr Jean Asselborn(Foreign Minister of Luxemburg).
21-Wasiirka Arimaha Dibada Afghanistaan Hina Rabbani(Foreign minister of Afghanistan).
22-Wasiirka Arimaha Dibada Qadar Hamad Bin Jassim(Foreign minister of Qatar).
23-Wasiirka Arimaha Dibada Sacuudiga -Prince Saud.( Foreign minister of Saudi Arabia).
24-Madaxweynaha Puntland Abdirhmaan Faroole(President of Puntland).
25-Madaxweynaha Uganda Musevani (Ugandan President).
26-Xoghaya Qaramada Midoobay Ban Ki-Moon (United Nations Secretary General).
17-Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga Ahmet Davutoglu-( Turkish foreign minister)
18-Wasiirka Arimaha Dibada Imaaraatka Abdullah Bin Zaeyd Al-Nahyan(UAE Foreign Minister).
19-Xogyaha Arimaha Dibada Maraynka Hilary Clinton (Secretary of state).
20-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Prof Abduwali Gaas ( Prime minister of Somalia).
21-Madaxweynaha Soomaaliya Sheikh Sharif (Somali president).
22-Madaxweynaha Tanzania Jakaya Mrisho(Tanzanian President)
23-Madaxweynaha Somaliland Ahmed Siilaanyo(Northern Somali president)
24-ururka Islaamka Prof Ekmeleddin Ihsanologu (Organsation of Islamic Countries).
25-Ururka Midowga Afrika Jean Ping. (African Union).
Kala soco Agendaha Ama qorshaha shirka iyo Cidda ka hadli doonta. Raadreeb ha moognaan.
Fiiro Gaar Ah :Maqaalkan lama Adeegsankaro Lamana Koobisankaro si toos ah iyo si dadban intaba, haddii aan fasax laga heysan Maamulka Raadreeb.com – Fadlan Hana xadin.
Nagala Soo Xiriir Raadreeb@hotmail.com Ama Raadreeb@gmail.com.




