Moderator: Moderators



Walle. Yaabanaayaa. Saan ma xismadooda. Yaa! ok.. Thanks for teaching me this new history...War Afisoone ii waran. Afisoone koligeen waxii soo galey forumkaan waa daawanay videogaaga. Dhaqanka Soomalida hadee arkaan waxii fiicaan uma jawaabaan. Ee wixii xun kaliyo ayee falanqeeya.
Waxaan forumka so galo oo dhan kuli wey ku xishmeenooyaan. Aad bey ku jecelyihiin. Soo ninkasto wuu kacabsanayaa. Saas ula soco.

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 35 guests