Page 1 of 1

ISDHEXGALKA BULSHADA

Posted: Tue Feb 28, 2012 8:25 am
by gobdoon
Maxa loola jeeda , wa arin fiican oo ubaahan in la dhiiri geliyo madama somaliya 21 Sano qaiil ay ku jirtay lana ogaada oo lafahmay in aan wadankan iyo dalkan Qabiil,Qabqablayaal, Alshabab iwm ayan wax hurumar ah ama dan ah ayan u hayn.