Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Deploy Amisom in Galgaduud

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Deploy Amisom in Galgaduud

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Mar 20, 2012 8:30 am

Suufis are too weak. This is the 20th time in which Dhuusomareeb has been captured by murtaddiinta.



Wararkii ugu dambeeyay Dhuusa Mareeb, Ahlusuna iyo Shabaab oo guulo ka sheegtay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo faraha looga gubtay oo in ka badan 5-saacadood ka socdeen Magaalada Dhuusa Mareeb iyo daafaheeda, kadib markii saaka waabarigii dagaalyahano ka tirsan Shabaab duulaan ku soo qaadeen.

Inkastoo Xaalad degenaansho ka jirto magaalada, hadana dagaalkii saaka socday ee ilaa barqadii maanta soo gaaray ayaa waxaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac, waxaana ku dhintay ku dhowaad labaatan dhinacyadii dagaalamayay.

Gurmad xoogan oo Ahlusuna uga yimid deegaanada Guriceel, Caabudwaaq iyo Xeraale ayaa dagaal ku rogaal celiyay, iyagoo dib ula wareegay magaalada.

Afhayeenka howl galada Shabaab Sheekh C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegay in dagaalka ay ku dileen ilaa 15-ka tirsan dagaalyahanada Ahlusuna, ayna qabsadeen lix gaadiidka oo ay ku jireen saddex ka mid ah gaadiidka dagaalka.

"Howl galka saaka Mujaahidiinta ku qaadeen Dhuusa Mareeb waxaa laga gaaray hadafkii laga lahaa, weyna isaga soo baxeen, waxaan ku qaniimeysanay lix gaadiid oo saddex tikniko aheyd, saddex waa kuwa raaxada ah, waxaa ka dilnay Maleeshiyadii Mushrikiinta 15 ka mid ah"ayuu yiri Abuu Muscab.

Ka sokow dagaalka Dhuusa Mareeb ku qabsadeen Shabaab waxaa jiray dagaal kale oo ka dhacay inta u dhaxeysa Guriceel iyo Dhuusa Mareeb, kadib markii jidka ay ugu galeen gurmad ka yimid Guriceel, waxaana dagaalkaas ka dhashay dhimashada ugu badan.

Dhinaca kale Gudoomiyaha degmada Dhuusa Mareeb Cismaan Ciise Taar-dhuleed ayaa sheegy inay dileen ilaa 29-dagaalyahano, ayna gaadiid dagaal uga qabsadeen, waxaana uu beeniyay in aanay jirin in Al-Shabaab iskood uga baxeen magaalada.

"Xoog ayaan uga saarnay, ma jirin iskood inay uga bazxeen, wax xun baa ku dhacay, waxaa kuu sheegayaa meydadkooda in haatan la is dul saaray, horay waa u imaan jireen, wixii ay ka heli jireen oo dhimasha ah, taasna waa heleen"ayuu yiri Mr Taar-dhuleed.

Waxaa uu qiray in gaadiid dagaal looga qabasaday oo uu ka xusay gaari uu saaran yahay qoriga lidka diyaaradaha ee Zuuga loo yaqaano.,

Warar soo baxaya ayaa sheegaya inay jiraan dad ay horay u wateen Shabaab oo dadka deegaanka, waxaana la sheegay in dhowr qof gacanta Shabaab ku maqan yihiin, halka qaarna ay soo daayeen, waxaa sidoo kale jira gaadiid dad rayid degenaayeen oo ay qaateen.

Dagaalkii maanta ka dhacay Dhuusa Mareeb ayaa ahaa kii ugu qasaaraha ballaarnaa ee ka dhaca Magaalada Dhuusa Mareeb, waxaana uu yahay mid Al-Shabaab ay xilli aroor ah weerarka qaadeen, bedelkii ay xilliyadii hore dagaalka qaadi jireen xilliyada casir liiqii.

User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby Adali » Tue Mar 20, 2012 8:40 am

You finally admit that you clan is nothing in Galgaduud(and in general) and that AMISOM should come to protect you from Alshabab. :up: :lol:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Mar 20, 2012 8:42 am

Cayr suufi mujaahidiin, Ilkoyar qabuurogaleen and Dir suufi mujaahidiin are fighting against many clan enemies.
Amisom is needed.


Anyways fuck off adali, you cagdheer ass cannot even protect diif from shabaab jareers :lol:



Al Shabaab oo dagaal la’aan kula wareegay Diif


Diif: (Sh. M. Network) -Ciidamo ka tirsan Al Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in iska caabin la’aan ah ay kula wareegeen deegaanka Diif ee gobolka Jubbada hoose.



Wararka ka imaanaya deegaanka Diif ee gobolka Jubbada hoose ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay isaga baxeen ciidamada Raaskambooni uu oo hogaaminayay Sheekh Axmed Madoobe, iyadoo deegaankana ay gudaha u galeen Ciidamo ka tirsan Xarakada Al Shabaab.


:)

User avatar
Bro
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10596
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby Bro » Tue Mar 20, 2012 8:46 am

Dirtaan waa'yo ? Is it Biyomaal ?

User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby Adali » Tue Mar 20, 2012 9:00 am

Do you know why Dhusomareb was captured by Alshabab recently??? its because the Sade forces withdrew from the town after an incident where two Habar Digirs were killed near Cadaado by Wagardhacs. Alshabab came to Dhusomareb and captured the town, after that the Habar Digirs cried for the Sade soldiers to return to Dhusomareb, Alshabab upon this news made a tactical withdrawal from the town fearing a full confrontation with a superior force. Alshabab relies heavily on Sade relinquishing its power over the region and isolating itself, no one takes into account Habar Digir, its all about Caabudwaaq and Sade. 8-)


military strategy 101.

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby Babygirl- » Tue Mar 20, 2012 10:09 am

Stop the Calacaal & asking for Amisom troops, fight like men maatayaahay!

User avatar
tightrope
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6581
Joined: Thu Jul 15, 2010 1:46 pm
Location: U MAD SOUTHIE?

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby tightrope » Tue Mar 20, 2012 11:08 am

Stop the Calacaal & asking for Amisom troops, fight like men maatayaahay!
:up:

AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby AhlulbaytSoldier » Tue Mar 20, 2012 11:47 am

Dirtaan waa'yo ? Is it Biyomaal ?
No idea.
But the Dir in Xeraale are good samaritans fighting upon Haqq :up:

User avatar
SultanOrder
Posts: 21697
Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
Location: Peace!

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby SultanOrder » Tue Mar 20, 2012 2:35 pm

Hutuking if you read the news, Alshabab has been reduced to bililliqo, the same day it was taken over with huge casulties to Alshabab. These is the last pangs of a dying organization, they are not even trying to have control over lands but are doing hit and run attacks to trying to prove that they are still powerful. Even in Jiif, the same day they captured it, they lost it. Shabab is finished and they know it.

User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Deploy Amisom in Galgaduud

Postby Adali » Tue Mar 20, 2012 2:46 pm

Ciidamadda Ururka Raaskambooni oo dib ula wareegay tuulada Diif Oo saaka laga faramaroojiyay.
Admin1 | Mar 20, 2012 | 0 comments

Ciidamada Al Shabaab oo saakay la wareegay gacan ku haynta deegaanka Diif ee gobolka Jubbada hoose ayaa maanta iskaga baxay Iyadoo isla markiiba ay deegaankaas gaareen Ciidamo Katirsan Ururka Raaskambooni oo kadagaalama gobaladda Jubooyinka . Labada ciidan majirin dagaal dhexmaray hasse yeeshee ciidanka alshabaab ayaa xalay sooduldagay Deegaanka Diif Oo ay kusugnaayeen ciidanka Raaskambooni oo uu hogaamiyo Axmed Madoobe .

Saraakiil ka tirsan Ururka Al Shabaab oo la hadlay dadka ku dhaqan deegaanka Diif ayaa waxa uu sheegay in deegaanka ay ka baxayaan,isagoo ugu digay dadka shacabka ah inay taageeraan Ciidamada DKMG ah iyo dhinacyada kala ee kasoo horjeeda.

Ciidamada Ururka Raaskamoobi oo markii hore halkaasi isaga baxay ayaa hadana dib ugu laabtay markii ay ka warheleen in shabaabku iskaga bexeen deegaanka, waxaana ay halkaasi gacanta ku haya Ciidamada Raaskambooni oo saaka aroortii halkaas iskaga huleelay .

Sikastaba ha ahaatee deegaanka Diif ayaa kamidda deegaanada ay isku hayaan xoogag iska soo horjeedo oo hadba qolo ayaa la wareegta , Ciidanka Raaskambooni ayaa hada baaritaan ka wada Tuuladda markii ay dib ula wareegeen isla maanta .

Info@kismaayo24.com

Filed Under: Wararka Kismaayo24

Tags: featured
Diif was retaken less than 24hours by Madoobes forces


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 32 guests