Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby Eaglehawk » Tue Mar 20, 2012 3:16 pm

ImageImage
Image

Hargeysa, (HWN)-Xukuumada Itoobiya ayaa markii ugu horeysay si adag uga hadashay dagaal ka dhacay deegaanka Soomaalida gaar ahaan deegaanka Gaashaamo ee kililka shannaad, isla markaana u soo jeedisay dhamaan inta ku hawlan abaabulka iyo taakulanyta inay ka shaqeeyaan sidii loo dhamayn lahaa shaqaaqadaa oo aan dan u ahayn qof, qabiil iyo qaranimada Somailand iyo Itoobiya midna.

Qunsulka guud ee safaarada Itoobiya ku leedahay Somaliland, Brig. Gen, Berhe Tesfaye, ayaa sheegay inay ku rajo weynyihiin inay shaqaaqadaas soo afjaraan iyagoo is kaashanaya xukuumadda Somaliland iyo dawlad deegaanka Itoobiya, waxaanu intaas raaciyay inay xog-ogaal u yihiin qaar ka mid ah salaadiin, odeyaal iyo culimo kaga jira abaabulka dagaal gudaha Somaliland, isla markaana u soo jeediyey inay ka shaqeeyaan wanaaga iyo nabadgelyada.

Qunsulka guud ee safaarada Itoobiya u fadhiya Hargeysa, Brig. Gen. Berhe Tesfaye oo weriye wargeyska Geeska Afrika ka tirsani wax ka weydiiyey dagaalada maalmahii ugu danbeeyey oo dhimasho iyo dhaawac badan ka dhashay, ayaa ku jawaabay, “Aad baan uga xunahay dhimashada iyo dhaawaca dagaaladaa ka dhashay maadama labada dhinacba yihiin shacabka xukuumadayada, laakiin, waa muhiim in sharciga iyo nidaamku shaqeeyo, shacabkuna u hogaansamaan sharciga, xukuumaduna u dulqaadan mayso wax kastoo sharciga iyo nidaamka dawladnimo ku lidi ah,”

Mar la weydiiyey in ciidanka Liyuu Police-ku si sharci daro ah u laayaan shacab aan waxba galabsan, loona arko qabiil gooniya, ayaa ku jawaabay, “Ciidanka Itoobiya qabiil maaha, ha ahaado oromo, Soomaali, cadaan, shacab kastoo halkaa degan oo diyaar u ah ka qeybgalka nidaamka way u furan tahay, intii diida mooyee. Askariga Itoobiyaanku ama booliis ha ahaado ama milateri uma banaana sharcina uma haysto inuu qof muwaadin ah sifo sharci daro ku dilo ama ku waxyeeleeyo, hadday dhacdana masuuliyadeeda isagaa qaadaya, dhinaca kalena, looma dulqaadanayo in shicibku gacantooda sharciga ku qaataan, ama ciidanka xukuumada la dilo, markaa waxa imanaysa in talaabo adag la qaado, dadku waa inay sharciga u hogaansamaan, haddii ay dagaalamaana, xukuumada Itoobiya way haysaa awood ay kaga hortagto.”

Brig. Gen, Berhe, ayaa raaciyey, “Waan la soconaa qaar ka mid ah salaadiin, culimo, odeyaal iyo dad badan oo iyaguna is garanaya, annaguna (Itoobiya) aanu garanayno oo ku hawlan abaabul dagaal hub iyo rasaasna u gudbinaya gudaha Itoobiya, waxaan leeyahay inaad wanaaga iyo nabadgelyada ka shaqeysaan ayaa idiinka haboon hawlaha aad ku jirtaan oo qof, qabiil iyo qaranimada Somaliland iyo Itoobiya midna dan u hayn, xukuumada Somaliland-na waxaan ka codsanaynaa inay ka wacyigeliso dadka hawlahaa ku jira iyo guud ahaan shacabka Somaliland.”

Qunsulka Guud ee Itoobiya u fadhiya Somaliland, Brig. Gen. Berhe Tesfaye oo la weydiiyey talaabooyinka ay ka qaadayaan joojinta dagaalkaa, ayaa cadeeyey, “Xukuumada dhexe ee Itoobiya, ta Gobolka Soomaalida iyo xukuumada Somaliland iyagoo is kaashanaya waxaan ku rajoweyn nahay inaan sida ugu horeysa wax uga qabano xalinta shaqaaqooyinkaa. Fadlan saxaafadu ha gaadhsiiyo shacabka Somaliland inay ka waantoobaan abaabulka dagaalka gudaha Itoobiya. Anigu(Qunsulka) gawaadhi badan oo hore sharci daro ugu talaabay xuduudka Itoobiya, balse aan denbi kale gelin ayaan ka soo furdaamiyey Jigjiga, wax walba wada xaajood ayaa lagu dhamayn karaa, laakiin, haddii sharciga la jebiyo xukuumada Itoobiya u dulqaadan mayso.”

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby udun » Tue Mar 20, 2012 3:25 pm

Dawlada Kililka Shanaad sharcigeeda waa in loo hogaansamaa, haddii Mr Abdi Iley is gonna kick arse as ussual :lol: :lol:

User avatar
Eaglehawk
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3557
Joined: Sun Dec 27, 2009 3:33 pm
Location: God, Clan and Country
Contact:

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby Eaglehawk » Tue Mar 20, 2012 3:29 pm

Dawlada Kililka Shanaad sharcigeeda waa in loo hogaansamaa, haddii Mr Abdi Iley is gonna kick arse as ussual :lol: :lol:
udun :D
finally a person that understands my views, the biggest isbaaro in history, no more direct flights to adis

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby Khalid Ali » Tue Mar 20, 2012 3:33 pm

Do you think we care about the Ethiopian condoms in Jigjiga :lol: :lol: our elders will speak up they will head towards the hawd region and fight against those liyo agents may god be with the H.Y. mujahidins :up: We will supply weapons into the region and there is no one anything can do this lad Ethiopian ambassador to Somaliland just a few weeks back he was humiliated by the chief of cabinet of Somaliland wax u sheegaya iska yar adeer.

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby udun » Tue Mar 20, 2012 3:34 pm

Dawlada Kililka Shanaad sharcigeeda waa in loo hogaansamaa, haddii Mr Abdi Iley is gonna kick arse as ussual :lol: :lol:
udun :D
finally a person that understands my views, the biggest isbaaro in history, no more direct flights to adis
Eaglehawk 8-)

I just wonder what has happened to "Wiilka Muqdisho jooga waxaa naga xiga wiilka Addis Abeba jooga?" :lol: :lol:

User avatar
BankiiTuuyo
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 838
Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby BankiiTuuyo » Tue Mar 20, 2012 3:34 pm

Dawlada Kililka Shanaad sharcigeeda waa in loo hogaansamaa, haddii Mr Abdi Iley is gonna kick arse as ussual :lol: :lol:
war ma ana waalan mise cadan ba laga heesaya :lol:
hehehehehehe daroodku kooda xabashida u shaqeeyana miyay aamanayaan geesiyiin ba tihiinba :up: :lol:
i cant make sense out of this at all cuz this guy sheds ogaden blood too his own clan but i think the only reason why you support him is because he kills isaq nomads who do fight back btw and defeat him everytime :lol: and the shocking news to that is if ethiopia decided to atack somaliland today every darood person would volunteer even those who he's colonizing :lol: these ppl r wierd ka carara :lol:

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby sheekh-Farax-zero » Tue Mar 20, 2012 3:35 pm

This is really the most disgusting clan wars, foccking illiterate somalis, ayaggii baa gumaysi
ku jira waana dagaalamayaan,,

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby Khalid Ali » Tue Mar 20, 2012 3:36 pm

Dawlada Kililka Shanaad sharcigeeda waa in loo hogaansamaa, haddii Mr Abdi Iley is gonna kick arse as ussual :lol: :lol:
war ma ana waalan mise cadan ba laga heesaya :lol:
hehehehehehe daroodku kooda xabashida u shaqeeyana miyay aamanayaan geesiyiin ba tihiinba :up: :lol:
i cant make sense out of this at all cuz this guy sheds ogaden blood too his own clan but i think the only reason why you support him is because he kills isaq nomads who do fight back btw and defeat him everytime :lol: and the shocking news to that is if ethiopia decided to atack somaliland today every darood person would volunteer even those who he's colonizing :lol: these ppl r wierd ka carara :lol:

Daaroodku wa dad iska juhala ah few weeks ago this ileey guy burned down entire villages belonging to Ogadenka xita khudaarti cuntadii wu ka gubay but laakin dee cuqdad against isaaq ba wax walba ka yeedhsiinaysa kan udun wuxu odhan jiray inu tageero ONLF laakin ileey na wu tageera marka dee waad iska fahmi karta.

User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby sheekh-Farax-zero » Tue Mar 20, 2012 3:39 pm

We will supply weapons into the region and there is no one anything can do this lad Ethiopian ambassador to Somaliland just a few weeks back he was humiliated by the chief of cabinet of Somaliland wax u sheegaya iska yar adeer.
wishful thinking, :down: wallaahi he is more the ruler of Hargeisa than your so-called president.

User avatar
BankiiTuuyo
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 838
Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby BankiiTuuyo » Tue Mar 20, 2012 3:41 pm

Dawlada Kililka Shanaad sharcigeeda waa in loo hogaansamaa, haddii Mr Abdi Iley is gonna kick arse as ussual :lol: :lol:
war ma ana waalan mise cadan ba laga heesaya :lol:
hehehehehehe daroodku kooda xabashida u shaqeeyana miyay aamanayaan geesiyiin ba tihiinba :up: :lol:
i cant make sense out of this at all cuz this guy sheds ogaden blood too his own clan but i think the only reason why you support him is because he kills isaq nomads who do fight back btw and defeat him everytime :lol: and the shocking news to that is if ethiopia decided to atack somaliland today every darood person would volunteer even those who he's colonizing :lol: these ppl r wierd ka carara :lol:

Daaroodku wa dad iska juhala ah few weeks ago this ileey guy burned down entire villages belonging to Ogadenka xita khudaarti cuntadii wu ka gubay but laakin dee cuqdad against isaaq ba wax walba ka yeedhsiinaysa kan udun wuxu odhan jiray inu tageero ONLF laakin ileey na wu tageera marka dee waad iska fahmi karta.
waxabay ku leeyin anigo tangi xabashi saaran ayaan isaaq u tegaya :lol: acudi bilahi minal shaydani rajiim , war aytul kursi iska akhriso inadeer these ppl are indeed disturbing waxaynan sheegi karin aya haya wale reerkan meelkastana way ku dhibataysan yiin war ilahay ha u sahlo waxa

User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby Garuun » Tue Mar 20, 2012 4:16 pm

Do you think we care about the Ethiopian condoms in Jigjiga :lol: :lol: our elders will speak up they will head towards the hawd region and fight against those liyo agents may god be with the H.Y. mujahidins :up: We will supply weapons into the region and there is no one anything can do this lad Ethiopian ambassador to Somaliland just a few weeks back he was humiliated by the chief of cabinet of Somaliland wax u sheegaya iska yar adeer.
rag rag dhalay baad tahy .is ka dhiciya cadowga kibray :up: ..Somalillands biggest obstacle towards prosperity, freedom and developement is actually Ethiopia..Their worst enemy indeed...the giant in the north is about to wake up :up:

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30806
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby Khalid Ali » Tue Mar 20, 2012 4:20 pm

We will supply weapons into the region and there is no one anything can do this lad Ethiopian ambassador to Somaliland just a few weeks back he was humiliated by the chief of cabinet of Somaliland wax u sheegaya iska yar adeer.
wishful thinking, :down: wallaahi he is more the ruler of Hargeisa than your so-called president.
Nonsense he was crying the other day because Xirsi Humiliated him :lol:

read this

Khilaaf Xoogan oo Soo dhex Galay Wasiirka Madaxtooyada iyo Safiirka itoobiya u Qaabilsan Somaliland oo gaadhay Heerkii ugu sareeyay.

Safiirka Itoobiya mr Berhe Tesfaye ayaa ka Cadhooday kana Amakaagay Qaabka diblomaasiyada ka Baxsan ee uu Wasiir Xirsi ula dhaqmay, .....

Paris (GNS)-Khilaaf xoogan oo dhawaan soo dhex galay Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X.Xasan iyo Safiirka itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay ayaa la sheegay in dhawaan loo gudbiyay Dawlada dhexe ee itoobiya taasi oo aan illaa hadda ka soo saarin wax war ah arimaasi soo kala dhex galay Masuuliyiinta labada Dal.

Warbixin uu dhawaan Baahiyay mid ka mid Wargeysyada Caanka ah ee ka soo baxa Dalka Faransiiska ee ka Faallooda Arimaha Africa ayaa daaha ka qaaday Khilaaf hor leh oo ka dhex qarxay Wasiirka madaxtooyada iyo Safaarada itoobiya ay ku leedahay somaliland kuwaasi oo dacwadooda gaadhay Xukuumada dhexe ee Dawlada Federal-ka itoobiya.

Warbixinta wargeyskani daabacay laguma sheegin in Arintaasi Wasiirka Madaxtooyada uu la Qabo Madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) balse waxaa dhawaanahan soo kordhaya wararka sheegay Hoos u dhac ku yimi Xidhiidhka Somaliland iyo itoobiya .

Warbixintan oo ku qornayd Afka ingiriisiga ayaa nuxurkeedu ahaa sidan hoos ku qoran:

“19-kii November, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X.Xasan ayaa kulan la yeeshay Safiirka itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay, kulankaasi oo Wasiir Xirsi ku Canaantay Safiirka Itoobiya Ciidamada itoobiyaanka ah ee sida joogtada ah usoo galaya Somaliland iyaga oo aan wax ogolaansho ah ka haysan xukuumada somaliland, waxaanu ka codsaday inuu si degdeg ah ugu war galiyo safiirku dawlada itoobiya oo ay arinkaasi wax ka qabtaan.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X.Xasan Waxa kale oo uu Cabasho xoogle ka Muujiyay waxa uu ugu yeedhay (Dhaqan Xumada itoobiya ee ku Fidaysa Somaliland), Wasiir Xirsi oo lagu Sheego Nin Diinta islaamka ku Wanaagsan ayaa Cabasho ka muujiyay Dhaqan Xumada itoobiyaanka Makhaayadaha ka furtay hargeisa, kuwaasi oo qaarkood lagu Cabo Khamriga laguna fuliyo falal Anshax xumo ah oo ka soo horjeeda Diinta islaamka.

Safiirka Itoobiya mr Berhe Tesfaye ayaa ka Cadhooday kana Amakaagay Qaabka diblomaasiyada ka Baxsan ee uu Wasiir Xirsi ula dhaqmay, arintaasi oo Safiirka ku noqotay mid ka daadagi wayday, Safiirka oo aan wax jawaab ah siinin Wasiir xirsi ayaa u ambabxay Dalka itoobiya taariikhdu markay ahayd 21 november dhamaadkii sanadkii tagay, kaasi oo Sheegay inuu ku War galin doono Dawlada itoobiya Waxyaabihii uu Wasiir Xirsi kala hadlay”.

Maaha markii ugu horaysay ee Wargeyskani Daabacay Warbixin ka hadlaysa Fara galinta itoobiya ku hayso Somaliland balse arintan ayaa haddii ay jirto noqon doonto mid madmadaw galin karta xidhiidhkii soo jireenka ahaa dawlada itoobiya la lahayd Somaliland.

User avatar
Garuun
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 615
Joined: Thu Feb 26, 2009 5:44 pm
Location: PanSoMali Liberation Movement: Sovereignty First.

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby Garuun » Tue Mar 20, 2012 4:45 pm

^^very intresting .thanx for the article

The_Patriot
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20702
Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby The_Patriot » Tue Mar 20, 2012 5:09 pm

Good to see the future is bright Idoor supporting ONLF or entering JWXO afwaja. :up: 8-)

But C/ iley wa saqajan who has mastered the art of khayano (somali & Xabashi style).

User avatar
BankiiTuuyo
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 838
Joined: Sat Jul 18, 2009 1:08 pm
Location: DADKA ku beerlaxawsanaya somalia wa la gumeysanaya who cares soo maydaan burburin !

Re: Gaashaamo:Ethiopia unwavering support for liyu police

Postby BankiiTuuyo » Tue Mar 20, 2012 5:53 pm

We will supply weapons into the region and there is no one anything can do this lad Ethiopian ambassador to Somaliland just a few weeks back he was humiliated by the chief of cabinet of Somaliland wax u sheegaya iska yar adeer.
wishful thinking, :down: wallaahi he is more the ruler of Hargeisa than your so-called president.
Nonsense he was crying the other day because Xirsi Humiliated him :lol:

read this

Khilaaf Xoogan oo Soo dhex Galay Wasiirka Madaxtooyada iyo Safiirka itoobiya u Qaabilsan Somaliland oo gaadhay Heerkii ugu sareeyay.

Safiirka Itoobiya mr Berhe Tesfaye ayaa ka Cadhooday kana Amakaagay Qaabka diblomaasiyada ka Baxsan ee uu Wasiir Xirsi ula dhaqmay, .....

Paris (GNS)-Khilaaf xoogan oo dhawaan soo dhex galay Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali X.Xasan iyo Safiirka itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay ayaa la sheegay in dhawaan loo gudbiyay Dawlada dhexe ee itoobiya taasi oo aan illaa hadda ka soo saarin wax war ah arimaasi soo kala dhex galay Masuuliyiinta labada Dal.

Warbixin uu dhawaan Baahiyay mid ka mid Wargeysyada Caanka ah ee ka soo baxa Dalka Faransiiska ee ka Faallooda Arimaha Africa ayaa daaha ka qaaday Khilaaf hor leh oo ka dhex qarxay Wasiirka madaxtooyada iyo Safaarada itoobiya ay ku leedahay somaliland kuwaasi oo dacwadooda gaadhay Xukuumada dhexe ee Dawlada Federal-ka itoobiya.

Warbixinta wargeyskani daabacay laguma sheegin in Arintaasi Wasiirka Madaxtooyada uu la Qabo Madaxwaynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) balse waxaa dhawaanahan soo kordhaya wararka sheegay Hoos u dhac ku yimi Xidhiidhka Somaliland iyo itoobiya .

Warbixintan oo ku qornayd Afka ingiriisiga ayaa nuxurkeedu ahaa sidan hoos ku qoran:

“19-kii November, Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X.Xasan ayaa kulan la yeeshay Safiirka itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay, kulankaasi oo Wasiir Xirsi ku Canaantay Safiirka Itoobiya Ciidamada itoobiyaanka ah ee sida joogtada ah usoo galaya Somaliland iyaga oo aan wax ogolaansho ah ka haysan xukuumada somaliland, waxaanu ka codsaday inuu si degdeg ah ugu war galiyo safiirku dawlada itoobiya oo ay arinkaasi wax ka qabtaan.

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali X.Xasan Waxa kale oo uu Cabasho xoogle ka Muujiyay waxa uu ugu yeedhay (Dhaqan Xumada itoobiya ee ku Fidaysa Somaliland), Wasiir Xirsi oo lagu Sheego Nin Diinta islaamka ku Wanaagsan ayaa Cabasho ka muujiyay Dhaqan Xumada itoobiyaanka Makhaayadaha ka furtay hargeisa, kuwaasi oo qaarkood lagu Cabo Khamriga laguna fuliyo falal Anshax xumo ah oo ka soo horjeeda Diinta islaamka.

Safiirka Itoobiya mr Berhe Tesfaye ayaa ka Cadhooday kana Amakaagay Qaabka diblomaasiyada ka Baxsan ee uu Wasiir Xirsi ula dhaqmay, arintaasi oo Safiirka ku noqotay mid ka daadagi wayday, Safiirka oo aan wax jawaab ah siinin Wasiir xirsi ayaa u ambabxay Dalka itoobiya taariikhdu markay ahayd 21 november dhamaadkii sanadkii tagay, kaasi oo Sheegay inuu ku War galin doono Dawlada itoobiya Waxyaabihii uu Wasiir Xirsi kala hadlay”.

Maaha markii ugu horaysay ee Wargeyskani Daabacay Warbixin ka hadlaysa Fara galinta itoobiya ku hayso Somaliland balse arintan ayaa haddii ay jirto noqon doonto mid madmadaw galin karta xidhiidhkii soo jireenka ahaa dawlada itoobiya la lahayd Somaliland.
sheekh faraax zero , ka naxoo nafta waa deee :lol:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 13 guests