Page 1 of 1

Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 12:27 pm
by AhlulbaytSoldier
Is rasaaseyn Ilaalada Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Gudoomiyaha degmada C/casiis ku dhex martay degmadaas
Is rasaaseyn ayaa maanta duhurkii ka dhacday agagaarka Xarunta degmada C/casiis, halkaas oo lagu rasaaseeyay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo wehliyay Gudoomiye cusub oo uu u magacaabay degmada C/casiis.

Wararka ayaa sheegaya in labo ruux ay ku dhinteen, halka lix kalena ay ku dhaawacmeen oo dad rayid ah ay ku jireen, iyadoo Gudoomiyaha xilka laga qaaday degmada C/casiis uu ku gacan seyray xil ka qaadista.

Gudoomiyaha Gobolka Maxamuud Axmed Tarsan ayaa isaga iyo Gudoomiyaha cusub oo degmada loo magacaabay ay damacsanaayeen in xilka lagu wareejiyo, hase ahaatee iska hor imaad ay la kulmeen.

Markii dambe ayaa la sheegay inay dib isaga soo laabteen Gudoomiyaha Gobolka iyo Gudoomiyihii cusbaa uu magacaabay, iyadoo xaalada ay tahay mid degan.

Xilliga is rasaaseynta ka dhacday Xarunta degmada ayaa waxaa ku sugnaa dadweyne fara badan oo isugu soo baxayay, si ay uga qeyb galaan munaasabada xil kala wareejinta, inkastoo markii dambe la sheegay inay dhigeen banaan bax ay uga soo horjeedeen xil ka qaadista.

Gudoomiyaha xilka laga qaaday iyo Ilaaladiisa ayaa ku sugan Xarunta degmada, iyadoo goobta ay gaareen Ciidamo ka tirsan AMISOM.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka oo la rasaaseeyay markii uu degmada u waday Gudoomiyaha uu magacaabay, iyadoo arrintan ay keeni karto khilaaf hor leh oo hareeya Maamulka Gobolka.

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 12:35 pm
by Babygirl-
You can take a moryaan out of Xamar but you can't take Mooryanimo out of him.

Dowlaadnimo & Kala danbeyn waa uu dhalasho Mr. Hutu from the Deserts of Dhusamareeb. :mrgreen:

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 12:39 pm
by AhlulbaytSoldier
Warlordess from the group "Kastuumonites",
Allow me to remind you that Laascaano is 5 years under Isaaq control.


Kambuuli's reaction:
Image

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 12:43 pm
by Babygirl-
LOOOOL it's under Xaabsade & Mahad canbashe control both Dhulos.

But why can't the whole Hawiye Nation defeat Alshabab youths? you need Barundi, Uganda, jabuti, Ethiopia, kenya, Sieraleone, & the west to help you?

Learn your place geed yahoow kaba laanta aah... :arrow:

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 12:52 pm
by AhlulbaytSoldier
We will talk as equals when you liberate yourself from Sland.

Right now your cousins in Caano town are la heystayaal under severe occupation from the powerful SNM Land.


:cry: :cry: :cry: (who f-king cares )


As for shabaab, we defeated them many times in Guriceel and Dhuusomareeb without the single help of one askari from amisom or ethiopia. :up:

Warlordess preparing for action:
Image

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 12:55 pm
by Babygirl-
Liberate yourself from Alshabaab Gajayahaay. Xabashida futada uu ruuxaya...

From Uganda to Burundi serve them well...


Long live Khaatumo, Kaa naaxo naafta waa.. Dhusamareeb & Guriceel marna xaabashi uu niki marna alshabaab haku karbaashto.. :clap: :clap:

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 1:02 pm
by AhlulbaytSoldier
:lol: :lol: sicko
Image, this is man's topic. :mrgreen:

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 1:46 pm
by Awe
You can take a moryaan out of Xamar but you can't take Mooryanimo out of him.
:lol: :lol:

Re: Israsaaseyn between Tarsan and governor of C/Casiis

Posted: Thu Apr 12, 2012 10:19 pm
by TheblueNwhite
:lol: :lol: sicko
Image, this is man's topic. :mrgreen:
:lol: :lol: :lol: