Postby gobdoon » Sat May 05, 2012 5:12 am
Wa inuu ahada mid madax banaan oo odayaashu ka hadlan wax walba oo Somaliya ka khaldamay 21 Sano ee ugu dameeyey ayago raacaya habkii dhaqanka Somalida , wa inay si fiican,daacad iyo hagar la'i ah u wada hadlan, hadii kale sharaf ka dhac bay ku tahay hadii waraaqo uun miiska loo saaro oo ay saxiixan,koleyba horumar wa loo baahanyahay oo wa inay raacan fikradaha fiican ee TFG iyo aduunweynuhu soo jeediyey waxii aan haboonayn oo umada Somalieey dan u ahayna wa inay dhehaan maya , marka wa inay awooda ugu sareysa iyo amarka kama damaysta ah ay ayagu leeyihiin oo sidii hanaanki Puntland lagu dhisay oo kale ay raacan oo maadama maanta kuwa Muqdisho isugu yimi ay Somali oo dhan matalan, wa inay sameeyan siidii qarankii dib loogu taagi laha oo sharci,xaqdhawr iyo nabad waarta loo heli laha.