Sierra leone opposition we don't want to go to Somalia
Posted: Sat May 05, 2012 8:09 pm
Mucaaradka Sierra Leone oo diiday in Ciidamo loo diro Soomaaliya
SHABELLE MEDIA NETWORK MAY 5, 2012 COMMENTS OFF
Freetown(Sh.M.Network)-Xisbi katirsan xisbiyada siyaasadeed ee dalka Sierra Leoneoo marka magaciisa lasoo gaabiyo loo yaqaan (PACM) ayaa kasoo horjeestay qorshaha dowladda Sierra Leoneay ciidamada nabad ilaalin ah ugu soo direyso dalka Soomaaliya
Bayaan uu soo saaray xisbigaan ayaa waxa uu si kulul uu uga soo horjeestay qorsha dowladda Sierra Leone ay 1000 askari ay ku biirineyso howlgalka cidamada AMISOM ee Soomaaliya
Waxaana xisbigaan uu sheegay in hadda aaney jirin baahi Somalia ay uqabto askar Sierra Leone ah oo loo soo diro laakin ay tahay sida ay sheegen shirqool ka dhana shacabka dalka Sierra Leone oo amni darri ku keeni karta guud ahaan dalkaasi
Hadalka xisbigaan siyaasadeed ee dalkaSierra Leoneayaa imaanaya xilli dhawaan dowladda mareyekanka ay gudoonsiisay xukuumadafreetownlacag gaareysa 50 milion oo dollar si ay ugu kaabto qalabka ciidankeeda ay usoo direysoSomalia