Moderator: Moderators



![]()
![]()
Galmudug style celebration time


Xukuumada Somaliland oo Si Rasmi ah ugu Dhawaaqday In ay Ka qayb Galayso Shirka Istanbul
Xukuumada Somaliland oo Si Rasmi ah ugu Dhawaaqday In ay Ka qayb Galayso Shirka Istanbul Turkey Una Diraysa Wafti Heer Wasiir ah
Written by: Wariye Zaki
Published: 27/05/2012 @13:22
Hargeysa/ToggaHerer 27 may 2012
Afhayeenka Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ahna Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland Md Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe ayaa soo Saaray War-Saxaafadeed ku Saaban In Somaliland ka Qaybgalayso Wajiga koowaad ee Shirka Istanbul ee Turkey .
War-Saxaafadeedkan oo Nuqul ka Mid ahi soo gaadhay Warqabadka ToggaHerer ayaa u qornaa Sidan:-
Wasiirka Warfaafinta Somaliland isla Markaana ah Afhayeenka Rasmiga ah ee Xukuumada Somaliland waxa uu Soo saaray Warsaxaafadeedkan ku Saabsan Ka qayb galka Wajiga Hore ee Shirka Magaalada Istanbul ee Dalka Turkey kadib markii ay martiqaad Rasmi ah ka heshay Dawlada Turkey Bishan 5/25/ 2012.
Xukuumada Somaliland waxay go`aansatay inay ka qayb gasho Wajiga Hore ee Shirka Istanbul oo Ku beegan 31 May 2012 Martiqaadka rasmiga ah waxa si cad ugu qeexan Dawlada Turkey ula dhaqmi Doonta Somaliland si Ka gedisan sida loola dhaqmaayo Gobolada Somalia.
Dawlada Turkey Waxa kale oo martiqaad keeda ku cadaysay in la raaci doono Hab maamuuskii Shirkii London ku qabsoomay 23 Feb 2012.
Shirka Istanbul ka Qabsoomi doona 31 May 2012 Waxa lagu Gorfayn doonaa isla markaasina go`aamo laga gaadhi doonaa Arrimaha la xidhiidha Horumarinta, Dhaqaalaha oo u kala baxa Afar Qaybood oo kala ah U adkaysiga Tamarta , Biyaha Iyo Waliba Wadooyinka .
Maadaama oo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Booqasha Rasmi ah ugu Ambabaxayo jamhuuriyadda Jabuuti Madaxweynaha Somaliland Waxa uu u Magacaabay In shirka Istanbul ay ka Qaybgalaan Afarta Wasiir ee Kala ah ,
Maxamed Cabdilaahi Cumar Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
Sacad Cali shire Wasiirka Qorshaynta Qaranka.
Axmed Cabdi Xaabsade Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta.
Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta.
Warqabadka ToggaHerer
Hargeysa


Cali Ciise is going, but what about Cali khaliif any word on him going?


wtf,waagaas hadaad qayli jirtay how old are you dude?Waagii Xukumaadi dhiciska aheed e la dhihijiray "Dawladi Arta" ayaa melahaa fadhi ku dirirka iyo guuryaha aanu ku qaylijirnay ayaa laga odhanjiray cali khalif wuxuu yidhi 10 sano kadib, I will still be on top. Inkasta u waagi uusan dhinacaa Dhulbahante soo eegin sanaadkii 2000kii, but 10 years later, the guy used the formation of Khaatumo as a leverage for his own political gains to have him to be still on top. That's the hadaal in the street e.


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 14 guests